17/04/2026
HAGE HEALTH SERVICE.
Waxa uu ku Qabannaya adeeg caafimad oo isugu jira Home Care (Daawaynta Guriga) iyo Hospital Accompanying (Adeega Turjumaada)
Ugu soo hagaag Hage.
✨ Adeeg lagu kalsoonaan karo
✨ Dad kuu taagan inay ku caawiyaan
✨ Khibrad dad badan ku qanceen
NB: Haddii aad rabto adeeg lagu kalsoonaan karo, Hage ayaa kuu diyaar ah.
📍 Goobta: Bole Dembel, Addis Ababa
📞 Nala soo xiriir: +251 960 311 144
+251 915 438 082