M H Magalada Dalaad

M H Magalada Dalaad Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from M H Magalada Dalaad, AIDS Resource Center, Qabridahar, Addis Ababa.

Waxaan kulan la qaadanay bulshada magaalada dalaad ujeedka kulanka ayaa ahaa :-👉abaabulka waxbarashada sanad dugsiyeedka...
15/09/2025

Waxaan kulan la qaadanay bulshada magaalada dalaad ujeedka kulanka ayaa ahaa :-
👉abaabulka waxbarashada sanad dugsiyeedka 2018 t.i
👉caymiska caafimaadka dadka
👉dhisida gudiyada iskashiga barwaaqo iyo qayska barwaaqo ee qabaleeyada magaalada dalaad

👉dhamaan qodobada kor ku xusan shacabku way balanqaadeen inay sifiican uga shaqaynayaan natiijo fiicana laga arkidoono insha Allah

Hambalyo aad baan ugu hambalyaynaynaa aradada Kaqalin jabinaysa pridvetka luuqada English ka ee midnimo  ee magaalada da...
19/07/2025

Hambalyo aad baan ugu hambalyaynaynaa aradada Kaqalin jabinaysa pridvetka luuqada English ka ee midnimo ee magaalada dalaad waxaana leenahay ardayda dadaalkiina horay Uwada waxbarasho yaryaraysi maleh waa inaadan kadaain idam Allah intan iyo inkaloo kabadanba waan idiin rajaynaynaa

02/04/2025
Magaalo hoosaadka dalaad degmada qabri-daharre ee gobalka qoraxey Kulan dood cilmiyeed iyo dabaaldag iskugu jira oo halk...
02/04/2025

Magaalo hoosaadka dalaad degmada qabri-daharre ee gobalka qoraxey

Kulan dood cilmiyeed iyo dabaaldag iskugu jira oo halku dhigiisu ahaa “Midhaha Magabit 24 iyo rajadda qarankeena” ayaa ka qabsoomay magaalo hoosaadka dalaad ee degmada qabri-daharre

Kulankan oo ujeedadiisu ahayd soo bandhigida guulaha iyo midhihii ka dhashay isbadelka intii Xisbiga Barwaaqo lagu midoobay ayaa lagu soo bandhigayay guulaha lagu tallaabsaday isbadelkii kadib ee dhanka horumarka iyo isbarbardhiga dhanka waxqabadka.

Kulankan oo ay shir gudoominayeen Duqa magaalo hoosaadka dalaad mudane Shafi Mohamed Aden Iyo mareeyaha adeega dhulka mudane Abdirahman Farah

waxaana ka soo qayb galay hoggaaminta magaalo hoosaadka, qabaleeyada iyo xubnaha xisbiga qeybaha kala duwan ee bulshada magaalo hoosaadka dalaad

Mudane shafi Mohamed Aden Duqa Magaalo hoosaadka dalaad ayaa sheegay in 24 Magabit ay tahay maalintii sinnaanta, dimuqraadiyadda iyo cadaaladdu ay sal dhigatay, dhammaan bulshadda Deegaanka iyo dalkuna ay garwaaqsan yihiin in maalintan ay heleen xisbi ka jawaaba su’aalaha shacabka, ficilna u baddelaya ballanqaadkiisa.

Intii uu socday kulanku, ayaa waxaa si qoto dheer looga dooday caqabadihii la soo maray, fursadaha jira iyo jihooyinka cusub ee lagu sii horumarin karo guulaha isbadelka kadib lagu tallaabsaday, guriga ayaana soo jeediyay sida ay uga go’an tahay in la sii xoojiyo horumarka la gaadhay si loo helo mustaqbal ifaya.

Address

Qabridahar
Addis Ababa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when M H Magalada Dalaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share