Axmad Cabdulaahi

Axmad Cabdulaahi ilaa 1m

  Mubarak dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta oo dhan
27/05/2026

Mubarak dhamaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan muslimiinta oo dhan

19/05/2026
19/05/2026

Barqo wacan

Madarasadda Al-huda ayaa uqabatay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayey ardayda ka qalin-jabisay ...
15/05/2026

Madarasadda Al-huda ayaa uqabatay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayey ardayda ka qalin-jabisay barashada Xifdinta Qur’aanka Kariimka iyo Culuumta Islaamka.

Xafladda oo ka dhacday magaalada Dhagax-madow ayaa waxaa kasoo qeyb galay culumaa’udiin, waalidiin, marti sharaf iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Maamulka madarasadda ayaa hambalyo iyo dardaaran u jeediyay ardayda qalin-jabisay, iyagoo ku boorriyay inay sii xoojiyaan barashada iyo faafinta diinta Islaamka.

Sidoo kale, waalidiinta iyo marti sharaftii ka qeyb gashay xafladda ayaa bogaadiyay dadaalka ay madarasaddu ku bixisay tarbiyeynta iyo waxbaridda ardayda.

Xafladda qalin-jabinta ayaa kusoo idlaatay jawi farxad iyo ducooyin loogu duceeyay ardayda qalin-jabisay inay noqdaan kuwo bulshada iyo diintooda anfaca.

  hambalyo waxaan halkan uga hambalyaynayaa wllky Bashiir iyo marwadiisa waxaan idin leeyahay بارك الله لكما وبارك عليكم...
13/05/2026

hambalyo waxaan halkan uga hambalyaynayaa wllky Bashiir iyo marwadiisa waxaan idin leeyahay بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

09/05/2026

Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

Waligaa dhiil caano ma ku cabtay goormaana kuugu dambaysay
09/05/2026

Waligaa dhiil caano ma ku cabtay goormaana kuugu dambaysay

Magaciisaa la iska rabaa
09/05/2026

Magaciisaa la iska rabaa

06/05/2026

اللهم اجعل هذا البلد آمنا مطمئنا يارب العالمين

Address

AL Hudaa
Jijiga

Telephone

+251924805316

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Axmad Cabdulaahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share