22/08/2026
Xafladda furitaan ka dhakhtara casriga ah ee daryeelka iyo dawaynta afka iyo ilkaha Rajo Dental Care oo lagaaga furay magaaladda Jigjiga, gaar ahaan ka soo hor jeedka dhakhtarka Kaaraamardha, Dhakhtarku waxa uu kuu sameeyay qiime dhimis 30% ah iyo la tashiga dhakhtarka oo lacag la'aan ah 30ka cisho ee u horeeya.
Ku dhoo dhawaada Rajo dental clinic.