Dr samantar baadi

Dr samantar baadi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr samantar baadi, Doctor, Nairobi West.

03/06/2026

Hadiyadaha la isa siiyo 2026/2027 ma orankarnaa waa Hadiyadaha u qaalisan sabankaa lagu jiro

27/05/2026

Gudoomiyaha Degmada Doolow Mohamed Hussein Abdi lafeey ayaa shalay kormeer ku tegay xarunta Taliska Ciidamada Amniga Doolow halkaas oo uu kula hadlay cutubyo ka tirsan ciidamada Daraawiishta Jubbaland.

Gudoomiye Lafeey ayaa waxaa xarunta ku soo dhaweeyay Taliyaha Amniga Doolow Mohamed Hassan Buulle “Sanka” isaga oo warbixin ka siiyay xaaladda guud ee ciidamada, howlgalada socda iyo diyaar garowga ciidamada ee la xiriira sugidda amniga iyo ciribtirka kooxaha Khawaarijta ah.

Gudoomiye Mohamed Hussein Abdi Lafeey ayaa ciidamada ku bogaadiyay howlkarnimada iyo dadaalka ay ugu jiraan difaaca Degaanka iyo shacabka Soomaaliyeed, isagoo ku dhiirrigeliyay inay sii xoojiyaan wada shaqeynta iyo dardar gelinta howlgalada lagu xaqiijinayo nabadda iyo xasilloonida dalka.

Taliye Kuxigeenka Ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee Gobalka Gedo Gashaanle Ali Abshir, Gudoomiye kuxigeenka Doolow Aadan barre Ali iyo Afhayeenka Gobalka Gedo Ali Jubba yaa sidoo kale tilmaamay muhiimadda ay leedahay in ciidamada ay muujiyaan feejignaan joogto ah, isla markaana ay dhowraan anshaxa iyo waajibaadka qaran ee saaran.

25/05/2026

Hhhhh kuwan yaa isu balamiyey

25/05/2026

Maxaa ka xusuusataa ereyadii xamse iyo xariir

25/05/2026

Maxaad ku xasuustaa xamse iyo xariir anigu waxaan ku xasuustaa halibka naga daaya oo boorash nasiiya

25/05/2026

Mashaa alaah ilaahy hakuu fududeeyo shaqada aad u hayso somali

25/05/2026

Maasha Allah cabdicasiis really howl qurux badan yaad u haysaa daddkaaga allaha kula garab gallo adiga iyo inta samaha ka talisa

Plz ilaahay dartii iigusii follow iyo youtu subscribe
25/05/2026

Plz ilaahay dartii iigusii follow iyo youtu subscribe

24/05/2026

Plz follow isoo dheh wll

Address

Nairobi West

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr samantar baadi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category