faaido show

faaido show ka daawo pagekan faaidooyinka caafimad ee qudaarta. fallow share iyo like nagu dhiiri-gali saaxiib.

31/07/2026

Waxaa kuu hayaa sir hadii aad isticmaasho aad yeelanayso aragtida gor gorka oo kale.

.

faaido show Daryeel show .

30/07/2026

Ma isku aragatay madax-xanuun aad u daran, gaar ahaan mid aan kaa tagayn xitaa markaad daawo qaadato, sidaan samee.

.

faaido show Daryeel show

29/07/2026

Ilmahaaga ma ku aragtay inuu habeenkii si joogto ah uga cawdo cuncun daran oo xagga dabada ah?

Waxaa suuragal ah inuu kujiro gooryaan yar oo loo yaqaan Pinworm.

.

faaido show Daryeel show.

27/07/2026

Kilyaha maku xanuunayaan ? madareemaysaa raaxo la,aan dhamayso muuqaalkaaan.

.

faaido show Daryeel show .

Ma joogtaa Islii? Ma u baahan tahay qalab elektaroonig ah oo tayo leh? Oo qiimahiisu raqiis yahay oo waliba Delivery-goo...
24/07/2026

Ma joogtaa Islii? Ma u baahan tahay qalab elektaroonig ah oo tayo leh? Oo qiimahiisu raqiis yahay oo waliba Delivery-gooda uu Freeyahay! sida saacadaha casriga ah, chargers, power banks, earbuds, sameecado iyo dhammaan qalabka elektarooniga ah. Haddii aad u baahan tahay, nagala soo xiriir number-ka profile-ka saaran.

.

faaido show Daryeel show Villa Somalia .

21/07/2026

Maalmahaan waxaa soo badanaya dadka sonkorta dhiigga oo sareysa lanool,laakiin ma oga in xalkeeda oo dabiici ah uu gacantooda ku jiro.

Soo qaado weel muraayad ah ku shub labo litir oo biyo macdan ah kadib ku dar ilaa tiban xabbo oo xiddig anise ah kadib ku dar hal qaado oo dhagayare ah iyo sidoo kale geli hal ul oo qorfe ah.

si adag u dabool weelka, kadibna dhig meel mugdi ah muddo afartan iyo sideed saacadood ah Markay muddadaasi dhammaato,cab nus koob yar subax kasta adigoo calool madhan, waxaad isku arki doontaa isbadal wayn insha Allah ugu danbayne sheer u dheh muqaalkaan dadka aad farandhiska tihiin.

.

faaido show Daryeel show .

19/07/2026

somalidu arinkaan ma oga boqokiiba sagaashan waana arin caafimaad oo muhiim ah waxaa kaliya og waa dadka jaynayska qayb ka mida aad bayna usahlantahy samaynteeda sidokalane aad bay uadagtahay inaad rumaysato.

Ka buuxi biyo bac bacle yar, kadibna geli qaboojiyaha ilaa ay si buuxda u barafoobaa,kasoo bixi firiijka dhulka dhig jac jaclaha barafaysan.kadibna adigoo fadhiya, cagta si tartiib ah ugu rogrog dhalada laga bilaabo ciribta ilaa suulasha Ku celi shan ilaa toban daqiiqo cag kasta waxaa samayn kartaa hal mar habiinkii gaar ahaan marka cagaha ay daallan yihiin ama ay bararsan yihiin oo aad seexan rabto

habkaan wuxuu kaa caawin karaa yareynta daalka iyo bararka cagaha waxa kale oo uu taageeri karaa hagaajinta wareegga dhiigga,sidoo kale wuxuu kaa caawin karaa dhimista walbahaarka, wuxuuna jirka ka taageeri karaa inuu si dhakhso leh uga soo kabto dhaawacyada.

.

faaido show Daryeel show .

18/07/2026

Anigu waxaan ahay jilibkaaga sirtaan waxaa i sheegay dhakhtar, mana aanan ogeyn inay sidan dhan waxtar u leadahay.

laakiin intaanan guda galin muqaalka hadii aad ubaahantahy fiisaha ruushka oo aad haysato passport Kenyaan ah iyo sidokale hadii aad ubaahantahy in ganacsigaaga dadka ubaahan laguu gaarsiiyo nagala soo xariir number-ka profile-ka saaran

Kaliya isku qas cananaas, moos, boorash qorfe iyo biyo, dabadeed shiid. Kadibna cab saddex jeer usbuucii cabitaankaan waxuu kaa yarayn Donaa xanuunka jilbaha, dhabarka iyo murqaha ugu danbayn sheer dheh muqaalkaan si ay oga faaidaystaan dadka aad farandhiska tihiin.



faaido show Daryeel show

Ma ogtahay faa'iidooyinka qarsoon ee ku jira qajaarka? si aad ugaato faaiyiinka ku qarsoon qajaarka  iyo sida loo siticm...
16/07/2026

Ma ogtahay faa'iidooyinka qarsoon ee ku jira qajaarka? si aad ugaato faaiyiinka ku qarsoon qajaarka iyo sida loo siticmaalo dhamayso muuqaalka laakiin intaanan kuu sheegin follow dheh bogaan faaido show!"

Qajaarka soo qaado kuna dar liin hadane dar karooto kadibna ku rid mashiinka wax lagu shiidu kadibna sifiican ushiid ila ay sifiican iskugu milmaan.

cabitaankaan wuxuu jirka siiya biyo ku filan sidookalane wuxuu taageeraa dheef-shiidka calool-bararka sidokalane wuxuu ka caawiyaa jirka inuu helo fiber iyo fiitamiino muhiim ah ugu danbayn sheer u dheh muqaalkaan dadka aad farandhiska tihiin.

15/07/2026

Maahmaahyo dhaxal gal ah đź‘‹

Address

Jam Street
Nairobi
00100

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when faaido show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share