24/12/2025
Dr.Sumait Hospitals oo kaashanaya ximan iyo Xeeb Hospital cadaado ayaa malinta sabdida oo tariqdutahay 27/12/2025 si rasmi ah u furmaya ol’olaha indha-fiiqista lacag la'aanta ah.
Ol’olahan oo ay si wadajir ah u fulinayan Dr. Sumait Hospitals iyo hay’adda Direct Aid, oona lagu bixindoona adeegyo kala ah :
✔️ Baaritaanno guud oo indhaha ah
✔️ Ogaanshaha xanuunnada indhaha
✔️ Qaliinka indhaha oo lacag la'aan ah.
Halkaan ka dheeho faahfaahinta: http://bit.ly/490QZzb
Wixii faahfaahin ah ama isdiiwaangelin ah,
kala xiriir 0610993322 ama 0612801817