Xaashi Dhamac

Xaashi Dhamac Gedo Region Politician

Hambalyo Arsenal. 22 sano kadib, mar kale iyo horyaalka. Sugitaankii dheeraa iyo sabarkii badnaa ee taageerayaashu maant...
19/05/2026

Hambalyo Arsenal. 22 sano kadib, mar kale iyo horyaalka. Sugitaankii dheeraa iyo sabarkii badnaa ee taageerayaashu maanta ayuu miro dhalay.

Soo laabasho sharaf leh.

Bismillaahir Rexmaanir Raxiim. Assalaamu Calaykum waraxmatullahi wabarakaatu.Waxaan si diiran ugu hambalyaynaynaa Guddoo...
14/05/2026

Bismillaahir Rexmaanir Raxiim. Assalaamu Calaykum waraxmatullahi wabarakaatu.
Waxaan si diiran ugu hambalyaynaynaa Guddoomiyaha cusub ee degmada Baardheere cumar ibrahim adan iyo Ku-xigeenkiisa cali cismaan cali, oo maanta si rasmi ah loo igmaday xilkan weyn. Magacaabistaan waxay caddayn u tahay kalsoonida ummadu idinku qabto, kartidiinna iyo daacadnimadiinna. Baardheere waa degmo taariikh iyo tibaax leh, xarun cilmiyeed, dhul beereed iyo goob istaraatiiji ah.

Bulshoweynta Bardhere, waxaan idinka codsanaynaa inaad si wadajir ah u soo dhowaysaan hoggaankan, u fidiyaan gacan qabasho iyo midnimo leh, si aan u ilaashanno nabadda, horumarka iyo hantida guud. Guddoomiye iyo Ku-xigeen, ku astaysan, hufnaan, caddaalad, iyo u adeegid bulsho oo aan eex lahayn. Ka shaqeeya amniga, waxbarashada, caafimaadka, biyaha iyo waddooyinka. Waxaan idinku boorrinaynaa inaad dhegaysataan talooyinka waayeelka iyo dhallinyarada, aadna ku kudadaashaan midnimada ummadda.

Anaguna waxaan idin ballan qaadaynaa taageero buuxda oo waayeel, dhalinyaro iyo waxgaradba katimid. Adinkane Ilaahayna ha idinka dhigo kuwa guulaysta. Mar labaad, hambalyo iyo soo dhoweyn diiran. Rabbi ha idiin fududeeyo culayskan, hana idinku guuleeyo howsha idin hortaalo. Aamiin.

06/05/2026

Address

Baardheere

Telephone

+252614015758

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xaashi Dhamac posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share