Marwo Fertility Centre Bardheere

Marwo Fertility Centre Bardheere Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Marwo Fertility Centre Bardheere, Reproductive service, Wadada Saako, Baardheere.

"Awooda kacsiga la'aanta waa dhibaato aan fiicneyn oo rag badan ay la kulmaan , haddana dadku badanaa ma helaan fursad a...
21/02/2025

"Awooda kacsiga la'aanta waa dhibaato aan fiicneyn oo rag badan ay la kulmaan , haddana dadku badanaa ma helaan fursad ay ku wada hadlaan. Suโ€™aasha muhiimka ah ayaa ah: Maxaa keena arrintan?

Dhibaatooyinka sida Biyo-bax degdeg ah , Rabitaanka galmada oo yaraaday, iyo xaaladaha caafimaad ayaa saameyn kara awooda kacsiga. Waxaa sidoo kale jira dhibaatooyin gaar ah sida walbahaarka, cadaadiska nolosha,ama xaalado kale

"Haddii aad isku aragto astaamaha kacsi laโ€™aanta, fadlan la xiriir xarun caafimaad si aad u hesho talo iyo taageero!"

๐Ÿ“Si aad wax badan u ogaato nagu soo booqo
Marwa fertility center ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ ๐š๐ฆ๐š ๐ŸŽ๐Ÿ”๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ๐Ÿ ama lamabrka gaaban ๐Ÿณ๐Ÿฎ๐Ÿฎ๐Ÿฎ






Address

Wadada Saako
Baardheere

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marwo Fertility Centre Bardheere posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share