SYL Medical Center

SYL Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from SYL Medical Center, Doctor, Badhan.

11/09/2026

Ogaysiis waxaa xaruunta SYL Medical Center qaybteeda Indhaha ka shaqo bilaabaya dr Abdirahmaan qaasim 12/9/2026

29/07/2026

Badhan baa layskugu imanayaaa.Ilkihii Casriga ahaa waa soo gaadheen.

Halkan uga yeedh Ree Badhan😊😊

Fursad shaqo oo ka banaan Xarunta SYL Dental -Badhan Booska:Kalkaaliye qaybta Ilkaha (Dental Assistant)Cv-ga keen Xarunt...
15/07/2026

Fursad shaqo oo ka banaan Xarunta SYL Dental -Badhan

Booska:Kalkaaliye qaybta Ilkaha (Dental Assistant)

Cv-ga keen Xarunta SYL Ama ku dir 907605316

15–20 ka bisha la qaban doonaa codsiyada

Waxaan wacyi-galin ku saabsan xanuunnada ku dhaca  Afka iyo ilkaha ayaan u samaynay,ardayda dugsiga sare Al-nour Seconda...
08/04/2026

Waxaan wacyi-galin ku saabsan xanuunnada ku dhaca Afka iyo ilkaha ayaan u samaynay,ardayda dugsiga sare Al-nour Secondary School ee magalada Badhan.

Wacyigalintan oo siino dhammaan Dugsiyada sare ee Badhan Sanad kasta.

Waxaan uga mahad-naqaynaa maamulka,macalimiinta iyo ardaydayda,sida wanaagsan ee ay noo soo dhaweeyeen,bahdayda SYL Medical Center

Dr-Abdalla Caydiid

Ciida mubaarik dhamaan ummada musalimiinta ah
19/03/2026

Ciida mubaarik dhamaan ummada musalimiinta ah

10/03/2026
10/03/2026

Ma ogatahay in dhibaato weeni soo gaadhi karto ilkahaaga hadaad tahay dadka sidan sameeya

Address

Badhan

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SYL Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category