Marwo Clinic Center Badhan

Marwo Clinic Center Badhan xarunta caafimaadka Bulshada

Ogeysiis! Dhamaan dadweynaha magaalada badhan iyo nawaaxigeeda waxaa  loogu bushaaraynayaa in xarunta caafimaad ee Marwo...
01/12/2025

Ogeysiis!

Dhamaan dadweynaha magaalada badhan iyo nawaaxigeeda waxaa loogu bushaaraynayaa in xarunta caafimaad ee Marwo Medical Center uu shaqada ka bilaabi doono 3/12/2025 Dr jibriil Colaad oo ku takhasusay daaweynta xanuunada uurkujirta iyo dheefshiidka

( Gastroenterologist/ endoscopists) sida Calool xanuunka, Gaaska, Colool istaaga, Nabarada caloosha iyo mindhiciradda, bawaasiirta iyo dhamaan xanuunadda la xidhiidha uurkujirta.

Dhakhtarku wuxuu ku hawl geli doonaa qalab casri ah oo uu ka mid yahay tuubada lagu ogaado xanuunada caloosha iyo mindhicirada ( Endoscopy and Colonoscopy).
Dhakharku wuxuu shaqada wadi doonaa maalmo kooban
Wixii faahfaahin ah la xidhiidh numberada 5 000 316 ama 5 505 225

Welcome marwo medical badhan Waxad ka helaysaa dhakhaatiir si wanaagsan bukaanka ugu edeegaaya
01/10/2025

Welcome marwo medical badhan

Waxad ka helaysaa dhakhaatiir si wanaagsan bukaanka ugu edeegaaya

Kusoo dhawow xarunta cusub ee marwo clinic Center ee Magaalada Badhan sanaag
24/09/2025

Kusoo dhawow xarunta cusub ee marwo clinic Center ee Magaalada Badhan sanaag

Address

Hor-seed
Badhan
2525

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Marwo Clinic Center Badhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share