23/05/2026
𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧𝐚𝐥 𝐃𝐚𝐲 𝐭𝐨 𝐄𝐧𝐝 𝐎𝐛𝐬𝐭𝐞𝐭𝐫𝐢𝐜 𝐅𝐢𝐬𝐭𝐮𝐥𝐚
Hooyo walba waxay mudan tahay dhalmo ammaan ah iyo daryeel caafimaad oo dhameystiran
Maanta wexey ku asteysantahay Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Obstetric Fistula,
Aan wadajir uga hortagno, u daaweyno, uguna soo afjarno Obstetric Fistula.
Caafimaad, iyo daryeel, waa xuquuq ay mudan yihiin dhammaan hooyooyinka.
📍 D.Hodan jid cadaha sey biyaano, Ka Soo horjeedka Jaamacadda Benaadir | 📞 5959