Kheyraad Specialist Hospital

Kheyraad Specialist Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kheyraad Specialist Hospital, Medical and health, Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha, Baydhabo.

Cisbitalka Alkheyraad Waxaad Ka Heleysaa Adeegyada Kala Ah: Dhakhtarka Cudurada Guud
& Caruurta, Dhakhtarka Indhaha, Dhakhtarka Haweenka (Gynocologist), Dhakhtarka Cudurada Ku Dhaca Maqaarka, Timaha & Cijiyaha.

Kheyraad Specialist Hospital Ugu Soo Hagaag Adeega Daryeelka Indhaha Iyo Qaliimadooda.Hadaba Horey Ugaara Xaruunteena Oo...
21/08/2026

Kheyraad Specialist Hospital Ugu Soo Hagaag Adeega Daryeelka Indhaha Iyo Qaliimadooda.

Hadaba Horey Ugaara Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888, 0612214485, 0611433344

Hadii Aad Dareemeyso Timo Daadasho Ama Timo Googo' Xal Ayaan Kuu Heynaa.Nagu Soo Booqo Kheyraad Specialist Hospital Bayd...
18/08/2026

Hadii Aad Dareemeyso Timo Daadasho Ama Timo Googo' Xal Ayaan Kuu Heynaa.

Nagu Soo Booqo Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo.

Hambalyo Ayaan U Direynaa Dhamaanta Ardeyda Gudubtey.
15/08/2026

Hambalyo Ayaan U Direynaa Dhamaanta Ardeyda Gudubtey.

14/08/2026

Dr. Hassan Nor Dinle Halaga Faaideysto, Wuxuu Kusoo Wajahan Yahay Kheyraad Specialist Hospital Baydhabo, Asagoona Daweynaya Cudurada Ku Dhaca Maqaarka, Cijiyaha, Xasaasiyada Iyo Tima Daadashada.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xiriir Xaruunteena Oo Ku Taala Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha Baydhabo Ama Wac Lambarka Gaaban 2888, 0611433344, 0612214485.

Fadlan Maalgasho Bidhaantaada Iyo Quruxdaada.

Cisbitalka Alkheyraad Waxaad Ka Heleysaa Adeegyada Kala Ah: Dhakhtarka Cudurada Guud
& Caruurta, Dhakhtarka Indhaha, Dhakhtarka Haweenka (Gynocologist), Dhakhtarka Cudurada Ku Dhaca Maqaarka, Timaha & Cijiyaha.

Jumca Mubaarak.
13/08/2026

Jumca Mubaarak.

Kheyraad Specialist Hospital Ugu Hagaag Baaritaanada Iyo Daryeelka Caruurta.
12/08/2026

Kheyraad Specialist Hospital Ugu Hagaag Baaritaanada Iyo Daryeelka Caruurta.

Dr. Kasim Omar (Dr. Mubaarak) Waa Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Neerfaha Iyo Dhimirka.
11/08/2026

Dr. Kasim Omar (Dr. Mubaarak) Waa Dhakhtarka Daaweynta Cudurada Neerfaha Iyo Dhimirka.

10/08/2026
10/08/2026

HADII ADIGA LA DHIBAN TAHAY DHIBAATO DHANKA ARAGA

Welcome to Al kheyraat hospital šŸ„ Baidoa
10/08/2026

Welcome to Al kheyraat hospital šŸ„ Baidoa

Address

Kasoo Horjeedka Shaneemo Shantaraale Ama Saldhig Yaraha
Baydhabo
KASOOHORJEEDKASALDHIGYARAHAAMASHALEEMOSHANTRAAL

Telephone

+252611433344

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kheyraad Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share