DR:Harun Specialist Hospital

DR:Harun Specialist Hospital We warmly welcome you to
Dr Harun specialist hospital, a place dedicated to providing
compassionate and quality healthcare

Hampliyo dhamaan ardeyda somaliyeeed waxana idinku Hampliyeyneyaa gushina aad garteen io dedalkin๐Ÿ‘๐ŸŽ‰DR:Harun Specialist H...
15/08/2026

Hampliyo dhamaan ardeyda somaliyeeed waxana idinku Hampliyeyneyaa gushina aad garteen io dedalkin๐Ÿ‘๐ŸŽ‰
DR:Harun Specialist Hospital

02/08/2026

28/07/2026

๐Ÿ›ก๏ธ ๐—ž๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ถ๐—ณ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป.
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dr. Haruun ayaa bulshada ku boorinaya inay ka feejignaadaan halista Cagaarshowga (Hepatitis A & B), isagoo adkeynaya muhiimadda ay leedahay:

โœ… Wacyigelin joogto ah
โœ… Baaritaan h**e oo caafimaad
โœ… Qaadashada tallaalka (marka uu ku habboon yahay)
โœ… Raacista talooyinka dhakhaatiirta si loo yareeyo faafitaanka cudurka

Caafimaadkaaga maanta daryeel, si aad berri ugu noolaato nolol caafimaad leh.

๐Ÿ“ Dr. Haruun Specialist Hospital
Daryeel tayo leh, adeeg lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿฉบ **Wacyigelin iyo Baaritaan Cagaarshow (Hepatitis A & B)**Maanta oo ay taariikhdu tahay **28/07/2026**, Dr. Haruun Spec...
28/07/2026

๐Ÿฉบ **Wacyigelin iyo Baaritaan Cagaarshow (Hepatitis A & B)**

Maanta oo ay taariikhdu tahay **28/07/2026**, Dr. Haruun Specialist Hospital oo kaashanaya isbitaallada kale ee magaalada Baydhabo ayaa qabtay olole ballaaran oo wacyigelin iyo baaritaan Cagaarshowga (Hepatitis A & ๐Ÿ˜Ž.

Ololahan ayaa ka qabsoomay Isbitaalka Weyn ee Gobolka Bay iyo xarunta Dr. Haruun Specialist Hospital, iyadoo bulshada lagu wacyigeliyay kahortagga iyo faafitaanka cudurka, isla markaana loo sameeyay baaritaanno caafimaad oo bilaash ah si loo xoojiyo ogaanshaha h**e.

Ogaysiis OgaysiisWaxaan bulshada ku nool magaalada baydhabo iyo naxwaaxigeeda la ogaysiinayaa in Isbitaalka Dr Harun Spe...
15/07/2026

Ogaysiis Ogaysiis
Waxaan bulshada ku nool magaalada baydhabo iyo naxwaaxigeeda la ogaysiinayaa in Isbitaalka Dr Harun Specialist Hospital lagu soo kordhiyey Qaybta Indhaha ( *Eye Department).
Qaybtan cusub waxay bixin doontaa adeegyo tayo leh oo la xiriira baaritaanka, daaweynta, iyo daryeelka cudurrada indhaha, iyadoo ay adeegyada fulinayaan xirfadlayaal caafimaad.

Araggaagu waa noloshaada โ€“ Ilaali indhahaaga, booqo Isbitaalka Dr Harun Specialist Hospital maanta.

*๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ.*Waxaan la wadaageynaa dhammaan Macaamiishena  Hambalyadda Curasahada Sanadka Cusub ee *...
15/06/2026

*๐—›๐—ฎ๐—บ๐—ฏ๐—ฎ๐—น๐˜†๐—ผ ๐—ฆ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ฏ ๐—›๐—ถ๐—ฟ๐—ท๐—ถ๐—ด๐—ฎ.*

Waxaan la wadaageynaa dhammaan Macaamiishena Hambalyadda Curasahada Sanadka Cusub ee *๐—›๐—ถ๐—ท๐—ฟ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿญ๐Ÿฐ๐Ÿฐ๐Ÿด.*

Waxaan Alle ka baryaynaa inuu nooga dhigo sanadkan cusub sanad khayr, barako iyo horumar joogta ah.

*Islamic New Year*

CIID MUBARAKWaxaan u hambalyaynaa dhamaan Shaqaalaha DR:Harun Specialist Hospital iyo umadda Soomaaliyeed munaasabada Ci...
26/05/2026

CIID MUBARAK
Waxaan u hambalyaynaa dhamaan Shaqaalaha DR:Harun Specialist Hospital iyo umadda Soomaaliyeed munaasabada Ciidul Adxaa, waxaan Illahay uga rajeynayaa nabad iyo barwaaqo.

**JIMCO WANAAGSAN ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿค**DR:Harun Specialist Hospital
22/05/2026

**JIMCO WANAAGSAN ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿค**
DR:Harun Specialist Hospital

๐ŸŒ Xuska malinta CAALAMIGA AH EE KALKAALIYEYAASHA - 12 MAY๐Ÿ™ Mahadsanidiin dadaalkiina iyo naf-hurnimadiina.
12/05/2026

๐ŸŒ Xuska malinta CAALAMIGA AH EE KALKAALIYEYAASHA - 12 MAY
๐Ÿ™ Mahadsanidiin dadaalkiina iyo naf-hurnimadiina.

Hubi Cafimadkaga, oo Lasoco
09/05/2026

Hubi Cafimadkaga, oo Lasoco

Address

Horseed Village, Nearby Garaashka-Iikow
Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR:Harun Specialist Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share