Samakaal Hospital-Baydhabo

Samakaal Hospital-Baydhabo Xarunta isbitaalka Samakaal ee Baidhabo. waxaad ka heleysaa Adeeg walba oo caafimaad.

21/04/2025

Waa Mama Muslima oo ah loogu sameeyay Samakaal Hospital-Baydhabo Waa tan ayadoo ka warbixineysa Xaaladeeda Caafimaad. Faahfaahin 👉0619607166

13/04/2025


hospital-Baydhabo Waxaa ka howl bilaabay Dr. Siraji oo kaa daweyn doona Xanuunada Neerfaha. Hadaba Horeysoo Gaar Xarunta ama wac: 0619606166

12/04/2025

Ogeysiis, Ogeysiis!
Dr. Siraaji oo dhaqtarka Neerfaha Samakaal Hospital-Baydhabo ayaa soo gaaraya xarunta isbitaalka. Wuxuuna daweyn doonaa. Sida : Neerfaha, Laleelmada, Madax wareerka , Stroke iwm. Iska diwaan geli 619606166

10/04/2025

Drka meerfaha dr siraaji waxa uu imaanaya Samakaal Hospital-Baydhabo sabtiga 12/ 4/2025

07/04/2025

Ogeysiis! Dhaqtarka Qaliimada Guud & Laser-ka Casriga ah ee Samakaal Hospital ayaa soo gaaray Xarunta isbitaalka Samakaal Baydhabo. soo booqo Xarunta ama wac: 619606166

07/04/2025

Dhaqtarka Caruurta Hospital-Baydhabo | Wacyi-gelinta Caruurta. Soo booqo Xarunta ama wac: 619606166

29/03/2025

Samakaal Hospital-Baydhabo Waxaa soo gaari doona bisha April Dhaqtar ku taqasusay Daweynta Xanuunada ku dhaca . Faahfaahin wac: 619606166

21/03/2025

Dhaqtarka cusub ee haweenka ayaa howl bilaabay

20/03/2025

DHAQTARKA RAGGA.

18/03/2025

Ka Faaideyso Qaliimada Burooyinka Haweenka Oo lacag La'aan ah ayaa ka socda Samakaal Hospital-Baydhabo faahfaahin wac: 619606166

Address

Baydhabo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samakaal Hospital-Baydhabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category