Waabari Eye Clinic

Waabari Eye Clinic Xaruun Dawaynta Xanunada Iyo Qaliinka indhaha Ee Wabari Eye � Clinic

06/12/2021

Qaar kamida walidiintii ka faidaystay Qaliinki Mal Mahan Borama Hanka Wadnay Mashaa Alaah Alaha u barakeeyo Aragooda

Free eye camp - Borama - SomalilandWaxaa si wanagsan noogu soo idlaaday indhafiiq lacag la aan ah oo ay ka faaidaysteen ...
30/11/2021

Free eye camp - Borama - Somaliland

Waxaa si wanagsan noogu soo idlaaday indhafiiq lacag la aan ah oo ay ka faaidaysteen bukano gaarayo 250 qaliin ah kasoo ay fulisay hayada
Dr Mukhtaar Jama
Dr Maxamed Kooshin
waxaana lagu qabtay isbitaalka Geeska afrika ee magalada Borama
Waxaan urajaynaynaa dhamaan bukanada caafimaad taam ah Insha Alaah

24/11/2021

Free eye Camp - Borama - Horn international University Teaching Hospital

Waxa inoo Bilabmay manta mashruuc indha fiiqa oo lacag la aan ah bukaano gaarayo 250 oo ay fulinayso hayada laguna qaban doono teaching hospital
Waxan rajaynayaa in laga faidaysan doono insha allah
Waxana Iska Ka shaday Mashruucan Bixiyay

Waxana Qalinka Fulinaya

Dr Mukhtaar Jama
Dr Mohamed Kooshin

Waxan Macamiisha Sharafta leh la Socod sinayna Ina bisha barakaysan Ramadan Qiimo dhimis Baladhan Usamaynay
13/04/2021

Waxan Macamiisha Sharafta leh la Socod sinayna Ina bisha barakaysan Ramadan Qiimo dhimis Baladhan Usamaynay

28/02/2021
Olalaha Rajada Dib Usoo Celinta Dadka Araga Nafada Ka Ah   Waxaa Mashruucan Maal Galiyay     Waxana ka Fa’idaysatay Tiro...
28/02/2021

Olalaha Rajada Dib Usoo Celinta Dadka Araga Nafada Ka Ah
Waxaa Mashruucan Maal Galiyay

Waxana ka Fa’idaysatay Tiro Dhan 250 Qof Oo Iskugu Jira Dawayn Iyo Qaliin
Waxan tirada Qaliinka Ka Mid Ah 3 hablood oo wlalalo Ah oo Araga Nafo
Ilahay Ayaa Mahad iska leh Khyr Iyo Guul Noogu So Dhameeyay

Ololaha rajada dib usoo celinta arraga  Hope To Restore Sight
06/02/2021

Ololaha rajada dib usoo celinta arraga
Hope To Restore Sight

Address

Xafada Sheekh Makahiil & Masajidka Dhankisa Woqooyi Ama Agagarka Jamacad Horn Borama
Borama

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:30
Tuesday 08:00 - 20:30
Wednesday 08:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 20:30
Saturday 08:00 - 20:30
Sunday 08:00 - 20:30

Telephone

+252634555935

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waabari Eye Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Waabari Eye Clinic:

Shortcuts

Share