Dr.Ahmed Buhane

Dr.Ahmed Buhane Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr.Ahmed Buhane, Medical and health, Borama.

Boggani waxaan ugu adeegi doona Bulshada Qiimaha Badan ee Arrimaha Caafimaadka baahida weyn u qabta, aniga oo ka hawlgelidoona Harrar Imaging and Diagnostic Center Hargeysa oo aan fadhiisto Sabtida ilaa Khamiista, Cusbitalka Guudna Sabtida & Axada 10-ka

Waxan Ogaysiinayaa Bulshada Reer Somaliland iyo guud ahaan Soomalida kaleba in aan ka hawl-galo Dhakhtarka Harrar Imagin...
09/07/2026

Waxan Ogaysiinayaa Bulshada Reer Somaliland iyo guud ahaan Soomalida kaleba in aan ka hawl-galo Dhakhtarka Harrar Imaging and Diagnostic Center, anigoo fadhiista Sabtida ilaa Khamiista.

Waxaan ugu adeegi doona Bulshada Qiimaha Badan ee Arrimaha Caafimaadka baahida weyn u qaba, si hagar la'aan ah, sidoo kale Waxa aan Sabtida iyo Axada ka hawlgalaa Cusbitalka Guud ee Hargeysa oo aan fadhiisto 7-da ilaa 10-ka Subaxnimo.

Ugu danbayn waxa aan macaamiishaydii h**e iyo kuwa danbeba aan leeyahay balanteenu waa Dhakhtarka Harrar.

24/03/2025

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ
Walaalayaal waxa ay hadda tiisii noqotay oo ku geeryooda Hargeisa, sodogay oo ahaa Ibrahim C/lahi Saban (ibrahim Baha baha) ahaana maamulihii h**e ee 26 June secondary school
Waxaan Allah uga rajaynayaa inuu dambgiisii dhaafo, Ahalkiisii iyo Qaraabadiisiina Samir iyo iimaan ka siiyo

Aamiin Aamiin Aamiin

18/06/2024

"Reer Awdal waa dadkii dhisay Somaliland".

07/05/2024

"Munaasibadda 18 MAY waxay ku soo beegmaysaa iyadoo ictiraafkii soo dhawyahay" .

16/04/2024

Waxaan maanta soo kormeeray dugsiyada sare ee magaalada Boorama, waxaanu si rasmiya u bilownay cagaarinta dugsiyada magaalada Boorama iyadoo guud ahaanba gobolada dalkana laga bilaabay.

Munaasibadda Ciida Awgeed waxaan hambalyo u dirayaa dhammaanba umada muslimka ah gaar ahaana shacbi waynaha JSL Alle hay...
09/04/2024

Munaasibadda Ciida Awgeed waxaan hambalyo u dirayaa dhammaanba umada muslimka ah gaar ahaana shacbi waynaha JSL Alle haynaga aqbalo acmaasha wanaagsan ee aynu soo wadnay bishii Ramadaan, si gaara waxaan hambalyo ugu dirayaa bahda waxbarashada Munaasibadda Ciidul Fidriga Awgeed.

Allena Sanadkan sanadkiisa haynagu gaadhsiiyo badhaadhe iyo barwaaqo.

16/03/2024

Waxaan Habeenkii xalay ka qayb galay Tartanka Quraanka Kariimka ah ee sanadlaha ah oo lagu soo gebo-gabeeyay Masjidka Cali Mattaan ee Magaalada Hargeysa.

Address

Borama

Telephone

+252634421005

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Ahmed Buhane posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share