Tiens Supplement

Tiens Supplement Africa delivery
Euro delivery
Asia delivery
America delivery
dhamaan wangaadhsina macmishayada kukala suga qarada aduunka

multivita Be wadiyaar dhamaan xarumaheena tiens
14/05/2026

multivita Be wadiyaar dhamaan xarumaheena tiens

Suplementiga Tiens ee Multi Vita B Tablets — waa nooc ka mid ah Vitamin B Complex.WaxtarkeedaVitamin B-yadu jirka waxay ...
13/05/2026

Suplementiga Tiens ee Multi Vita B Tablets — waa nooc ka mid ah Vitamin B Complex.
Waxtarkeeda
Vitamin B-yadu jirka waxay ka caawiyaan:
--Kor u qaadidda tamarta jirka
--Yareynta daalka iyo tabardarrada
--Xoojinta neerfayaasha
--Caawinta maskaxda iyo xusuusta
--Hagaajinta rabitaanka cuntada
--Taageerida samaysanka dhiigga
--Yareynta kabuubyada iyo gubashada cagaha ee ka timaadda vitamin B yaraanta
--Caawinta maqaarka iyo timaha.

Waxaa qaadan kara:
==Dadka daalka badan dareema
==Dadka cuntadu ku yar tahay
==Waayeelka
==Dadka shaqo adag qabta
==Dadka leh gubasho cagaha ama kabuubyo la xiriira vitamin B yaraanta
==Dadka ka soo kabanaya xanuun ama nafaqo darro
Sida loo qaato
Waxaa fiican:
In biyo diiran lagu cabo
In la qaato subaxdii ama duhurnimada, sababtoo ah waxay kordhin kartaa firfircoonida.
Carruurta yaryar si taxaddar leh ayaa loo siiyaa
Ilmo 12 jir ah badanaa wuxuu qaadan karaa qadar yar ama 1 kaniini iyadoo ku xiran tilmaanta baakadka ama talada dhakhtar
Waxyeellooyin suurtagal ah
Qaar yar ayaa dareemi kara:
Lalabo fudud
Calool wareer
Kaadi jaalle aad u dhalaalaya (taasi waa caadi marka Vitamin B badan jirka galo)
Dadka taxaddarka u baahan
La tasho dhakhtar haddii:
Aad leedahay xanuun beerka ama kelyaha
Aad uur leedahay
Aad qaadato dawooyin joogto ah.
WABILAAHI TOWFIIQ.

Not getting enough fiber and calcium in your daily routine?TIENS Powder with Calcium and Fibre combines calcium, dietary...
13/05/2026

Not getting enough fiber and calcium in your daily routine?

TIENS Powder with Calcium and Fibre combines calcium, dietary fiber, and essential vitamins to help support bone health, healthy metabolism, and digestive wellness as part of a balanced lifestyle.

✔ Supports bones and teeth
✔ Helps support healthy digestion
✔ Supports calcium absorption
✔ Daily nutritional support for overall wellness

Simple daily nutrition to help you feel your best every day.
KOMSTAR powered by Tiens.

¿No estás consumiendo suficiente fibra y calcio en tu rutina diaria?

TIENS Powder with Calcium and Fibre combina calcio, fibra dietética y vitaminas esenciales para ayudar a apoyar la salud ósea, el metabolismo saludable y el bienestar digestivo como parte de un estilo de vida equilibrado.

✔ Apoya huesos y dientes
✔ Ayuda a apoyar una digestión saludable
✔ Ayuda a la absorción del calcio
✔ Soporte nutricional diario para el bienestar general

Nutrición diaria simple para ayudarte a sentirte mejor cada día.
KOMSTAR powered by Tiens.

Feeling tired, weak, or concerned about your daily calcium intake?Nutrient Super Calcium Powder (Advanced Formula) is de...
11/05/2026

Feeling tired, weak, or concerned about your daily calcium intake?

Nutrient Super Calcium Powder (Advanced Formula) is designed to support your daily nutrition with a complete combination of calcium, magnesium, Vitamin D3, Vitamin K2, and other carefully selected ingredients that help support bone and muscle health as part of a balanced lifestyle.

✔ Supports healthy bones and muscles
✔ Helps support calcium absorption
✔ Daily nutritional support
✔ Easy and convenient powder formula

Support your wellness routine every day with KOMSTAR powered by TIENS.

¿Te sientes cansado, débil o preocupado por tu consumo diario de calcio?

Nutrient Super Calcium Powder (Advanced Formula) está diseñado para complementar tu nutrición diaria con una combinación de calcio, magnesio, Vitamina D3, Vitamina K2 y otros ingredientes cuidadosamente seleccionados que ayudan a apoyar la salud ósea y muscular como parte de un estilo de vida equilibrado.

✔ Apoya huesos y músculos saludables
✔ Ayuda a la absorción del calcio
✔ Soporte nutricional diario
✔ Fórmula en polvo práctica y fácil de consumir

Apoya tu rutina de bienestar todos los días con KOMSTAR powered by TIENS.

qofna kuma guulaysan sadaasha ciyaartii
11/05/2026

qofna kuma guulaysan
sadaasha ciyaartii

TIENS CORDYCEPS CAPSULES 🌿✅ Waxay kordhisaa tamarta jirka✅ Waxay taageertaa difaaca jirka✅ Waxay caawisaa firfircoonida ...
10/05/2026

TIENS CORDYCEPS CAPSULES 🌿

✅ Waxay kordhisaa tamarta jirka
✅ Waxay taageertaa difaaca jirka
✅ Waxay caawisaa firfircoonida iyo caafimaadka guud
✅ Waxay taageertaa wareegga dhiigga iyo wadnaha
Tiens Supplement
https://youtube.com/?si=fGKXPzEr2UrXNafC
tiktok.com/
💪 Dooro caafimaad dabiici ah maalin kasta!
📞 La xiriir: +25261 4444639 | +25263 416531

🔥 SADAALI OO KU GUULAYSO $10 DOOLAR! 🔥⚽ Kulanka weyn: Barcelona  vs Real madrid📊 Saadaali natiijada saxda ah oo qaado ab...
10/05/2026

🔥 SADAALI OO KU GUULAYSO $10 DOOLAR! 🔥

⚽ Kulanka weyn: Barcelona vs Real madrid

📊 Saadaali natiijada saxda ah oo qaado abaalmarin! 10 dollar Ah

📌 Shuruudaha:
⚽️ciyaar yahanka goolka kobad dhalinya
✅ Follow dhe page-ka
✅ Like saar postiga
✅ Comment ku qor saadaashaada (score sax ah)
✅ 3 qof ku share garee

⚠️ FG: Qofkii ugu horeeya ee saadaasha saxda ah sameeya ayaa guulaysanaya, fadlan hubi inaad buuxisay shuruudaha oo dhan.

🚀 Ha seegin fursadan! Nasiib wacan!

Tiens Supplement

Balance starts from within.Discover TIENS Chitosan Capsules for daily wellness support.✔ Healthy digestion✔ Balanced lif...
10/05/2026

Balance starts from within.
Discover TIENS Chitosan Capsules for daily wellness support.
✔ Healthy digestion
✔ Balanced lifestyle
✔ Cholesterol support
✔ Overall wellness

A simple habit for a healthier you.

powered by TIENS





El equilibrio comienza desde adentro.
Descubre TIENS Chitosan Capsules para apoyar tu bienestar diario.
✔ Digestión saludable
✔ Estilo de vida equilibrado
✔ Apoyo al colesterol
✔ Bienestar general

Un hábito simple para una vida más saludable.

KOMSTAR powered by TIENS

Tiens Chitosan Capsules Faaiidooyinkiisa waxaa ka mid ah:✅ Ka caawiya dhimista dufanka jirka✅ Taageera miisaan dhimista✅...
09/05/2026

Tiens Chitosan Capsules Faaiidooyinkiisa waxaa ka mid ah:

✅ Ka caawiya dhimista dufanka jirka
✅ Taageera miisaan dhimista
✅ Nadiifiya caloosha iyo mindhicirka
✅ Ka qayb qaata hoos u dhigista kolestaroolka
✅ Hagaajiya dheef-shiidka
✅ Fiber dabiici ah ayuu ka kooban yahay
✅ Ka caawiya jirka detox-ka

📌 Isticmaal joogto ah iyo cunto caafimaad leh ayaa kordhiya faa’iidada.

Feeling tired or low on energy?Spirulina is one of the most complete natural sources of nutrition:✔ Protein✔ Vitamins✔ M...
09/05/2026

Feeling tired or low on energy?

Spirulina is one of the most complete natural sources of nutrition:
✔ Protein
✔ Vitamins
✔ Minerals

Start feeling the difference today.

¿Cansancio o falta de energía?

La Spirulina es una de las fuentes más completas de nutrición natural:
✔ Proteína
✔ Vitaminas
✔ Minerales

Empieza hoy a sentir la diferencia.

KOMSTAR powered by TIENS

promotionn
08/05/2026

promotionn

Address

Mogadishu
Borama

Telephone

+252615271379

Website

https://www.youtube.com/@Tiens_supplement, https://www.youtube.com/@Tiens_supplement

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tiens Supplement posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Tiens Supplement:

Share