07/09/2025
๐ฅ SAHAL NEUROPSYCHIATRY HOSPITAL & REHAB CENTER
๐ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ต. ๐๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ฎ๐๐ต๐ฎ๐ฟ, ๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ผ๐ผ๐ฟ๐ฎ๐บ๐ฎ, ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ๐น๐ฎ๐ป๐ฑ
Dhakhtarka cusub ee SAHAL wuxuu kuugu diyaar yahay adeeg caafimaad oo dhamaystiran oo ku saabsan:
๐ง Xaaladaha Neerfaha, Maanka & Maskaxda.
๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ฎ ๐ฅ๐๐๐ฒ๐๐ก๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ค๐๐๐ง ๐๐ข๐ข๐ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐๐ฅ๐จ ๐ ๐๐ฅ๐๐ฒ ๐๐ฎ๐ค๐๐๐ง๐๐๐ ๐ช๐๐๐ ๐ฑ๐๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐๐๐ ๐๐ก๐ข๐ฆ๐ข๐ซ๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ฅ๐ฐ๐๐๐๐ก๐
Waxaad ka heli doontaa:
โ
Daaweyn casri ah
โ
La-talin iyo daryeel joogto ah
โ
Qurโaan saar
โ
Cunto iyo quudin caafimaad leh
โ
Dhar maydh iyo nadaafad dhamaystiran
โ ๏ธ Tiradu waa kooban โ waxaa la qaadanayaa bukaanada dhimirka tiro xadidan.
๐ Nala soo xiriir & Isdiiwaangeli: +252 63 806 5544
๐ SAHAL โ Daryeelka caafimaadka neerfaha iyo maskaxda oo aad ku kalsoon tahay