Naafic Clinic & Baby Care Bosaso

Naafic Clinic & Baby Care Bosaso Naafic Clinic & Baby Care

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐Ÿค   Clinic & Baby Care Bosaso wuxuu idiin rajaynayaa Jumco barakaysan.Ilaahay ha inaga aqbalo salaadda, d...
07/08/2026

๐—๐˜‚๐—บ๐—ฐ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ ๐Ÿค
Clinic & Baby Care Bosaso
wuxuu idiin rajaynayaa Jumco barakaysan.
Ilaahay ha inaga aqbalo salaadda, ducada iyo camalka suuban, hana inaga dhigo kuwii kheyrka ku hormara.

๐Ÿคฒ ุฌู…ุนุฉ ู…ุจุงุฑูƒุฉ ๐Ÿคฒ

๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎNaafic Clinic Bosaso waxa uu xoojinayaa wacyigelinta ku aadan doorka muhiimka ah...
04/08/2026

๐—ง๐—ผ๐—ฑ๐—ฑ๐—ผ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ก๐—ฎ๐—ฎ๐˜€๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ท๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ


Naafic Clinic Bosaso waxa uu xoojinayaa wacyigelinta ku aadan doorka muhiimka ah ee naasnuujintu ku leedahay caafimaadka ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ iyo ๐—ถ๐—น๐—บ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ.

Naasnuujintu waxay taageertaa ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—ต๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ, waxayna xoojisaa ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ท๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐˜†๐—น iyo ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ด๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—น ee u dhexeeya hooyada iyo ilmaheeda.

Hambalyo 1-da Agoosto โ€” Xuska 28-guurada Aasaaskii PuntlandNaafic Clinic wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ...
01/08/2026

Hambalyo 1-da Agoosto โ€” Xuska 28-guurada Aasaaskii Puntland

Naafic Clinic wuxuu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shacabka Puntland, gudaha iyo dibaddaba, munaasabadda 1-da Agoosto, oo ku beegan 28-guurada Aasaaskii Dowladda Puntland.

Waxaan Alle uga baryaynaa Puntland nabad, horumar, midnimo iyo barwaaqo waarta



  Clinic   Mubarak 24/7    Naafic Clinic
30/07/2026

Clinic
Mubarak
24/7 Naafic Clinic

๐ŸŒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ) โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ–-๐ค๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จAan Wadajir U Xoojino Wacyigelinta,...
27/07/2026

๐ŸŒ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐š๐ก ๐ž๐ž ๐‚๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ก๐จ๐ฐ๐ ๐š ๐€๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š (๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‡๐ž๐ฉ๐š๐ญ๐ข๐ญ๐ข๐ฌ ๐ƒ๐š๐ฒ) โ€“ ๐Ÿ๐Ÿ–-๐ค๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ
Aan Wadajir U Xoojino Wacyigelinta, Ka Hortagga iyo Baaritaanka H**e ee Cagaarshowga si aan u Dhisno Bulsho Caafimaad Qabta.

@topfansNaaficClinic

โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐ซ๐š๐ข๐ง ๐ƒ๐š๐ฒโ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐‚๐€๐€๐‹๐€๐Œ๐ˆ๐†๐€ ๐€๐‡ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐’๐Š๐€๐—๐ƒ๐€Maskaxdu waa xarunta laga maamulo hab fikirka, xusuusta, ha...
22/07/2026

โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐๐ซ๐š๐ข๐ง ๐ƒ๐š๐ฒโ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”

๐Œ๐€๐€๐‹๐ˆ๐๐“๐€ ๐‚๐€๐€๐‹๐€๐Œ๐ˆ๐†๐€ ๐€๐‡ ๐„๐„ ๐Œ๐€๐’๐Š๐€๐—๐ƒ๐€

Maskaxdu waa xarunta laga maamulo hab fikirka, xusuusta, hadalka, dhaqdhaqaaqa iyo dareenka.
Ilaalinteeduna waa muhiim si loo helo
nolol caafimaad leh.

J u m a.    M u b a r a.k ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ูˆุณู„ู…
16/07/2026

J u m a. M u b a r a.k

ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ูˆุนู„ู‰ ุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ูˆุณู„ู…

J U M A    M U B A R A K  &
10/07/2026

J U M A M U B A R A K
&

๐Ÿ•Œ **Jumco Mubaarak!** ๐ŸคฒAlle ha inaga yeelo kuwa ka faa'iideysta fadliga maalintan barakaysan. Ha inoo aqbalo ducada, dem...
03/07/2026

๐Ÿ•Œ **Jumco Mubaarak!** ๐Ÿคฒ

Alle ha inaga yeelo kuwa ka faa'iideysta fadliga maalintan barakaysan. Ha inoo aqbalo ducada, dembiyadeennana ha inoo dhaafo, qalbiyadeennana ha ku buuxiyo iimaan iyo xasillooni.

๐ŸŒฟ **ุงู„ู„ู‡ู… ุตู„ ูˆุณู„ู… ุนู„ู‰ ู†ุจูŠู†ุง ู…ุญู…ุฏ ๏ทบ**

**Jumco Wanaagsan dhammaan Muslimiinta.** ๐Ÿ’š

Address

Aaga Masjidka Mohamed, Al Macruuf Bosaso
Bosaso

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Naafic Clinic & Baby Care Bosaso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share