28/07/2026
Iska Tall Beer-xanuunka Hepatitis B(HBV)
π Maalinta Caalamiga ah ee Cagaarshowga (World Hepatitis Day) β 28 Luulyo
Cagaarshowga (Hepatitis) waa caabuq ku dhaca beerka, waxaana sababa fayrasyada Hepatitis A (HAV), Hepatitis B (HBV), iyo Hepatitis C (HCV), HDV, HEV.
Sidee ayuu ku faafaa?
π’ Hepatitis A: Cunto ama biyo wasakhaysan iyo gacmo aan la dhaqin.
π‘ Hepatitis B: Dhiig, galmo aan la iska ilaalin, irbado ama qalab aan nadiif ahayn, iyo hooyada oo u gudbisa ilmaha.
π΄ Hepatitis C: Dhiig, iyo irbado ama qalab la wadaago.
Maxay keeni karaan HBV iyo HCV?
β’Beer barar
β’Beer xanuun joogto ah
β’ Beerka oo shaqadiisa gaba
β’Beerka Oo adkaada(Cirrhosis)
β’ Kansarka beerka
Tallaalka:
β
Hepatitis A β Waa jiraa.
β
Hepatitis B β Waa jiraa( Xarunteena waad ka heli kartaa)
β Hepatitis C β Weli tallaal ma jiro, balse waa la daaweyn karaa.
Gurey Clinic waxaad ka heli kartaa baaritaannada:
βοΈ Hepatitis A (HAV)
βοΈ Hepatitis B (HBV)
βοΈ Hepatitis C (HCV)
Is baar maanta β Ogaanshaha h**e wuxuu badbaadin karaa noloshaada.
π Gurey Clinic
π 907 218 634