Dr Ganey

Dr Ganey New Vision 2030

INTEE KELYOOD EYEYNU LEENAHAY?
16/09/2026

INTEE KELYOOD EYEYNU LEENAHAY?

GUDNIIN KHATAR BADAN LEH ‼️🚫 Ilmahaan waxaa loo geystay gudniin si khaldan loo sameeyey, taasoo sababtay dhaawac aad u h...
03/05/2026

GUDNIIN KHATAR BADAN LEH ‼️🚫

Ilmahaan waxaa loo geystay gudniin si khaldan loo sameeyey, taasoo sababtay dhaawac aad u halis ah.
Tani waa musiibo muujinaysa khatarta ka dhalan karta marka hawl caafimaad oo qaliin u baahan lagu sameeyo qof aan aqoon iyo tababar ku filan lahayn.
Waa wax laga xumaado in weli ay jiraan dad sameeya falal noocan oo kale ah iyaga oo aan tixgelinayn caafimaadka, sharciga, iyo xuquuqda ilmaha.
Arrintan waxay u baahan tahay wacyigelin degdeg ah, sharci adag, iyo in la helo hay’ado si rasmi ah loogu gudbiyo si loo ilaaliyo carruurta mustaqbalka.
Drganey Farah
Dr Ganey
World Health Organization (WHO)
Wasaaradda Caafimaadka Puntland
Xafiiska Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Bari

03/05/2026
I've just reached 2K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗...
01/05/2026

I've just reached 2K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. 🙏🤗🎉

Drganey Farah
29/04/2026

Drganey Farah

🛑🚭JOOJI CABISTA SIGAAR KA
28/04/2026

🛑🚭JOOJI CABISTA SIGAAR KA

25/04/2026

Dumado(Malaria):- keliya cudur maaha ee waa dilaa.

25/04/2026

Dumadu maaha keliya cudur, waa khatar halis ah oo dilaa weyn oo ku dhex nool bulshadeena.

Xasuusin:- Dumadu wacay leedahay ka hor tag iyo daweyn labadaba.

Xiro maro kaneeco
Xili h**e ba tag goob caafimaad.
Drganey Farah
National Hospital Bosaso
World Health Organization (WHO).

Drganey FarahNational Hospital Bosaso
07/04/2026

Drganey Farah
National Hospital Bosaso

Address

Masjid Faduma
Bosaso
202177

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Ganey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category