Saddex Xidigood Hospital

Saddex  Xidigood Hospital Saddex-xidigood hospital, kusoo dhowaada Adeeg caafimaad iyo daryeel bulsho .

Ogaysiis ogaysiis . DrAbshir Abdi oo ka hawl gala Saddex  Xidigood Hospital carmo maalin kasta oo jimce ah galinka h**e ...
09/07/2026

Ogaysiis ogaysiis .

DrAbshir Abdi oo ka hawl gala Saddex Xidigood Hospital carmo maalin kasta oo jimce ah galinka h**e numberkiisu waa lacag la’aan .

Maalin kasta oo khamiis ah Galinka h**e dhakhtarka Qaliinka indhaha , dhakhtarka computerka ( ultrasound) & Dumarka iyo ...
08/07/2026

Maalin kasta oo khamiis ah Galinka h**e dhakhtarka Qaliinka indhaha , dhakhtarka computerka ( ultrasound) & Dumarka iyo dhakhtarka kabista lafaha waxay Diyaar idiinku yihiin Saddex Xidigood Hospital Bosaso , laanta 2aad .

Jadwalka xagaaga ee Saddex  Xidigood Hospital Bosaso , laanta 2aad .
27/06/2026

Jadwalka xagaaga ee Saddex Xidigood Hospital Bosaso , laanta 2aad .

OgeysiisSaddex xidigood Hospital  Boosaso iyo Carmo .Maalin kasta oo Jimce ah Galinka h**e waxaa kaarkoodu lacag la'aan ...
18/06/2026

Ogeysiis

Saddex xidigood Hospital Boosaso iyo Carmo .

Maalin kasta oo Jimce ah Galinka h**e waxaa kaarkoodu lacag la'aan yahay:-

1. Dr Abshir :- oo ka howl-gala Laanta Carmo

2. Dr Cabdisalaam oo howl-gala laanta 2aad Bosaso.

Kala xiriir:-
▪️Carmo 7646547
▪️Bosaso 5002039

Ogaysiis.Maalin kasata oo kahamiis ah Galinka h**e dhaqaatiirta kaarkoodu bilaashka(lacagla'aanta) yahay waa:- *Laanta 1...
17/06/2026

Ogaysiis.

Maalin kasata oo kahamiis ah Galinka h**e dhaqaatiirta kaarkoodu bilaashka(lacagla'aanta) yahay waa:-

*Laanta 1aad*

1 Dhaqatar kahayrullaah( ENT) caunaha sanka iyo Dhegaha.

*Laanta 2aad*

1. Dhqtar Maria: dumarka iyo kombuyuutarka uurkujirata.
2. Dhaqtarka Indhaha
3. dhqatarka Lafaha

Wac wixii faah faahin ah 5002039.

Dr khayrullaah dhakhtarka cunaha, sanka iyo Dhagaha ( ENT ) Dr khayrullaah wuxuu ka hawl galaa Saddex  Xidigood Hospital...
17/06/2026

Dr khayrullaah dhakhtarka cunaha, sanka iyo Dhagaha ( ENT ) Dr khayrullaah wuxuu ka hawl galaa Saddex Xidigood Hospital Bosaso laanta 1aad .

15/06/2026

Saddex-xidigood Hospital iyo jadwalka xagaaga muuqaal soo koobaya.

Jadwalka xagaaga Saddex  Xidigood Hospital Carmo.
11/06/2026

Jadwalka xagaaga Saddex Xidigood Hospital Carmo.

Jadwalka xagaaga Saddex  Xidigood Hospital Bosaso . ▪️Dr Abdisalam Axmed Nuur Cudurada Guud▪️Dr Ibrahim Lafaha: daawayn ...
09/06/2026

Jadwalka xagaaga Saddex Xidigood Hospital Bosaso .

▪️Dr Abdisalam Axmed Nuur Cudurada Guud
▪️Dr Ibrahim Lafaha: daawayn iyo kabid
▪️Dr Bilen Indhaha: daawayn ,Qalid iyo Cabir
▪️Dr Maria Dumarka iyo Computerka uurkujirta.

Wixii faahfaahin ah Wac 0905002039.

Jadwalka xagaaga Saddex  Xidigood Hospital laanta carmo.
31/05/2026

Jadwalka xagaaga Saddex Xidigood Hospital laanta carmo.

Address

Bosaso

Telephone

+252907881859

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Saddex Xidigood Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category