Horyaal Hospital

Horyaal Hospital Horyal Hospital is a modern and affordable hospital and diagnostic center in Burao, Somaliland

Jimca Wanaagsan!“Ka hortaga ayaa ka wanaagsan is-daawaynta”. -Nabigeenna Muxammed (NNKH).Marwalba ku xidhnow Horyaal Hos...
26/12/2024

Jimca Wanaagsan!
“Ka hortaga ayaa ka wanaagsan is-daawaynta”. -Nabigeenna Muxammed (NNKH).
Marwalba ku xidhnow Horyaal Hospital oo la soco caafimaadkaaga.

07/12/2024

Ka faa'idayso xidhmada kaamil oo ku jirta qiimo dhimis muddo kooban ah.

Horyal Hospital is a modern and affordable hospital and diagnostic center in Burao, Somaliland

27/11/2024

Waxaan idiin ogaysiinaynaa qiima dhimis cusub!
Kaadhka dhakhtarka oo bilaash ah iyo 30% oo qiimo dhimis adeegyada dhakhtarka ah.

Horyal Hospital is a modern and affordable hospital and diagnostic center in Burao, Somaliland

16/11/2024

Dr Gebru, waa dhakhtar ku xeeldheer daawaynta xanuunada uurku-jirta isla markaana waayo aragnimo u leh muddo 5sanno ah.

Wixii macluumaad intaa dheer naga lasoo xidhiidh: +252 2 716111

06/08/2024

Maxaa kamid ah khataraha uu leeyahay xanuunka macaanku? Daawo Dr. Yonas oo ka sheekaynaya qaabka looga hortago xanuunka macaanka.

Sidoo kale waxaa Horyal Hospital qaybtiisa suuqa dhexe ka socda baadhitaan bilaash ah oo lagaaga baadhayoo xanuunka macaanka. Fadlan h**e u gaadh oo ka faa'iidayso.
FG: Qaybta suuqu waxay ku taallada Afgooye, waxay ku xigtaa xarunta guud ee Premier Bank.

03/08/2024

Horyal Hospital wuxuu kuu diyaariyay dhakhaatiir aqoon sare leh iyo qalab casri ah oo fududaynaya qalliinka hooyada uurka leh.

Address

15th May School Area
Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Horyaal Hospital:

Share

Category