Dr Mahdi

Dr Mahdi Smile is the key that fits the lock of everybody’s heart.

Sawirrada Before & After waxay caddeyn u yihiin in daaweynta saxda ahi ay keento natiijo muuqata. Dhammaan sawirradani w...
27/07/2026

Sawirrada Before & After waxay caddeyn u yihiin in daaweynta saxda ahi ay keento natiijo muuqata.

Dhammaan sawirradani waa hal bukaan. Sawirka ugu horreeya wuxuu muujinayaa xaaladdii bilowga ahayd markii ugu horreysay ee uu yimid, halka sawirrada xiga ay muujinayaan marxaladihii kala duwanaa ee daaweyntu u soo martay ilaa laga gaadhay natiijadii ugu dambaysay.

Ha sugin ilaa xanuunku ka sii daro. .
Baaritaan h**e iyo daaweyn waqtigeeda la sameeyo waxay kaa caawin karaan ka hortagga dhibaatooyin waaweyn iyo ilaalinta caafimaadka ilkahaaga.

Dr. Abdilahi Abdikadir Mahdi
General Dentist 🦷
📍 Location: Ducaale Medical & Dental Clinic

Address

Burco

Telephone

+252633777444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mahdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Mahdi:

Shortcuts

Share