08/05/2026
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Maxamed Daahir, iyo wefti uu hoggaaminayo oo safar shaqo ku jooga Gobolka Togdheer, ayaa Cusbital ka Al-Amana Specialist hospital Nogu yimi indho indhayn iyo ukuurgal Hawlaha shaqo ee Cusbitalku Bulshada gobolka iyo degmadaba u hayo.