Dr Dhagjar

Dr Dhagjar 🩺 Health Tips & Medical Awareness
πŸ’‘ Motivation | Growth | Success
✨ Your health, your wealth

29/06/2026

πŸ₯— never eat sugar
🩺 Caafimaadkaagu waa maalkaaga ugu weynβ€”ilaali maanta si aad berri u caafimaaddo. πŸ’™

22/06/2026

Halkan dhagyso way ku anfacaysaaye

21/06/2026

ilmahaaga xaladiisa ma ka warhaysaa

20/06/2026

vatimin kan haddii uu jidhkaaga ku yaryahy maxaad ku garan karta
Dr Dhagjar


Ma u baa hanthy inaad habeenkii xili h**e seexato Halkan Akhri    πŸ•˜  Inaad  maalin kasta waqti isku mid ah seexdo.    β˜• ...
18/06/2026

Ma u baa hanthy inaad habeenkii xili h**e seexato
Halkan Akhri
πŸ•˜ Inaad maalin kasta waqti isku mid ah seexdo.
β˜• Inaad iska yareeyo kafee, shaah, ama cabitaannada tamarta leh galabtii iyo habeenkii.
πŸ“± Inaad ka fogaado telefoonka iyo shaashadaha ugu yaraan 1 saac ka hor hurdada.
πŸƒ Inaad sameeyo jimicsi fudud maalintii.
πŸŒ™ Inaad qolka hurdada ka dhigo meel deggan, mugdi ah, oo qabow.
🍽️ Inaad cunin cunto culus saacado yar ka hor hurdada.
πŸ“– Inaad akhriso buug ama sameeyso nasasho ka hor hurdada.

✨ "Good sleep today, better life tomorrow."
πŸ“š "Discipline in sleep, success in life."
Dr Dhagjar

πŸŒ™βœ¨ Sanad Cusub oo Hijri ah 1448H βœ¨πŸŒ™Alle ha inaga dhigo sanadkan mid ay ka buuxaan barako, caafimaad, cibaado iyo guulo. ...
15/06/2026

πŸŒ™βœ¨ Sanad Cusub oo Hijri ah 1448H βœ¨πŸŒ™
Alle ha inaga dhigo sanadkan mid ay ka buuxaan barako, caafimaad, cibaado iyo guulo. Qalbigeenna ha ku beero iimaan iyo xasillooni, hana nagu gallado kheyrka adduun iyo aakhiro.
Sanad Hijriyeed Wanaagsan Dhammaantiin. 🀲🀍

3 duco aad bay kuu anfacayaan
14/06/2026

3 duco aad bay kuu anfacayaan

13/06/2026

khasaare intee leeg bay leedahy inu qofku maqaarka iska xuub siibo

πŸ‘€ πŸ‘
12/06/2026

πŸ‘€ πŸ‘

11/06/2026

cajiib new live

Address

Togdheer
Burco
12

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Dhagjar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category