15/08/2026
إنالله وإناإليه راجعون
Sheikh cabdiraxmaan sheikh xasan dhere ilaahey ha u naxariisto, waxaa isoo gaartay iney hadda naftu ka baxday, sakaraatki wuu moodaye su'aashii allaha u fududeeyo, ilaahey sabar ha naga siiyo, ilaaheyne hanoo kala dheereyo.
إنالله وإناإليه راجعون.
02/03/1448 H.