El-bur General Hospital

El-bur General Hospital The Offecial page of El-bur General Hospital

Tan iyo markii dib loo hawl galiyay Isbitaalka Guud ee Degmada Celbur waxaa muuqata inuu adeeg caafimaad ee aad u sareey...
26/06/2024

Tan iyo markii dib loo hawl galiyay Isbitaalka Guud ee Degmada Celbur waxaa muuqata inuu adeeg caafimaad ee aad u sareeyo u u hayo bulshada Degmada iyo nawaaxigeeda' iyada oo ay xusid mudantahay in ay sii kordhayso tirada bukaanada ee isbitaalka imaanayo ama la keenayo taaso cadeyn u ah heerka saree ee adeega uu hayo.

Waa sawiradii u dambeeyay ee laga soo qaaday xirfadlayaasha caafimaadka oo shaqadoodi ku jira iyo dadweynihii oo isbitaalka tuban oo sugaya adeeg caafimaad.

26/04/2023

Agaasimaha Caafimaadka iyo Guddiga Maamulka Isbitaalka Guud ee degmada Ceelbuur oo ka warbixiyay waxqabadka 4tii bilood ee u dambaysay ee Isbitaalka.

04/07/2022

Guddiga Dib u dhiska Isbitaalka Degmada Ceelbuur iyo qaar ka mid odayaasha dhaqanka degmada ceelbuur oo shir jaraa'id qabtay ayaa beeniyay wararka maalmahaan saxaafada lagu baahiyay ee sheegayay in isbitaalka uu xirmay shaqaalihiina iyo bukaankiina laga saaray taas oo ay wax k**a jiraan ku tilmaameen guddiga iyo odayaasha la hadlay Tvga Somali Cable

04/07/2022

, Agaasimaha Isbitaalka Guud ee Degmada Ceelbuur oo ka warbixinaya xaaladda isbitaalka, habsami u socodka hawlaha isbitaalka iyo bukaannada ay qaabileen tan iyo furitaankiisa.

03/07/2022

oo ka tirsan dhaqaatiirta isbitaalka oo ka warbixinaya adeegyada caafimaad ee kala duwan ee isbitaalka uu u haayo bulshada degmada iyo nawaaxigeeda.

Address

Ceelbuur

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when El-bur General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to El-bur General Hospital:

Share

Category