22/05/2026
📢 OGAYSIIS MUHIIM AH 📢
Waxaa dhammaan bulshada reer iyo nawaaxigeeda lagu wargelinayaa in si rasmi ah loo daahfurayo Himilo Academy oo bixisa waxbarasho tayo leh iyo horumar aqooneed.
📚 Koorsooyinka laga heli doono:
• Caafimaadka
• Computer & IT
• English Language
• Iyo xirfado kale oo muhiim ah
📍 Goobta: Xingalool
🗓️ Daahfurka: Dhawaan
Ka faa’iidayso fursad waxbarasho oo casri ah kana mid noqo ardayda Himilo Academy, isdiiwangalintu wa socota.
Himilo Academy — Himiladaadu wa horumarkaga