04/06/2026
Ma dareemaysaa daal joogto ah, murqo xanuun, ama firfircooni yari?
Waxaa laga yaabaa inay jidhkaaga ku yar yihiin fiitamiinnada iyo macdanta muhiimka u ah nolol maalmeedkaaga.
Si aad u hubiso caafimaadkaaga iyo heerka fiitamiinnada iyo macdanaha, booqo Rashid Medical Center.
Waxaan kuu diyaarinay baadhitaano tayo leh oo casri ah:
✅ Vitamin D Test
✅ Vitamin B12 Test
✅ Calcium Test
✅ Magnesium Test
🏢 Rashid Medical Center Waxaan kuugu adeegaynaa si dhakhso ah iyo Baadhitaan la hubiyey tayadiisa.
📍 Goobta: October, Erigavo, Somaliland (Barkulan Restaurant Area).
📱 Tell: 0639271442 ama 0657521617
💬 Nala soo xidhiidh maanta si aad ballan u qabsato.