Sanaag Specialty Hospital

Sanaag Specialty Hospital Sanaag Specialty Hospital waa dhakhtar balaadhan oo leh dhamaan qaybaha caafimaadka

Sanaag Specialty Hospital  oo Wasaarada Maaliyadu u aqoonsatay cashuurbixiyaha ugu wanaagsan sanadka 2023.Waxaanu ka mid...
31/12/2023

Sanaag Specialty Hospital oo Wasaarada Maaliyadu u aqoonsatay cashuurbixiyaha ugu wanaagsan sanadka 2023.

Waxaanu ka mid noqday 34 institutions ee xalay wasaarada maaliyadu abaal marisay ku waas oo laga soo xulay dhamaan Gobolada Dalka, waxaana u gudoomay abaal marintaa General Managerka

Hanbalyo dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Sanaag Specialty Hospital oo suurta galiyay.

🌟Qaybta shaybaadhka ee Sanaag Specialty Hospital waxa yala mashino casri ah oo ay ka midyihin  πŸŒ‘οΈπŸ”¬1. Automated Biochemis...
19/12/2023

🌟Qaybta shaybaadhka ee Sanaag Specialty Hospital waxa yala mashino casri ah oo ay ka midyihin πŸŒ‘οΈπŸ”¬
1. Automated Biochemistry machine. kaas oo yaraynayaa wakhtiga bukaanku sugo shaybadhka iyo marwalba saxnahaasha jawabaha laga helayo. Waxaanu mesha ka saarayaa khaladad ka iman jiray mashinodii h**e ee manual ka aha.
2. APG machine asaguna waa mashin aad u casri oo ay yartahay hospitalada haysta wadankeena, waxana loo adeegsada inta badan dadka ay xaaladodo khatarta ku jirto iyo dadka macaanka leh

Marwalba Maamumlka Sanaag Specialty Hospital waxa uu ku dadaalayaa sidii Bulshada Gobolka Sanaag u helilahayd adeeg caafimad oo tayadiisu sarayso, Bulshaduna ay kaga maranto inay safaro dhaadher u galaan.


waxa faahfahina nagala soo xidhidha WhatsApp number 63 6616500

Sanaag Specialty Hospital waxa uu Bulshada Gobolka Sanaag ugu busharaynayaa in Qaybta Gargaarka Degdega ah iyo dhaawacya...
17/12/2023

Sanaag Specialty Hospital waxa uu Bulshada Gobolka Sanaag ugu busharaynayaa in Qaybta Gargaarka Degdega ah iyo dhaawacyada ay marwalba furantahay diyaarna ku yihin dhakhaatir iyo kalkaalisooyin aqoontoodu ay aad sarayso.
Fadlan nagala soo xidhidha whatsapp Number
0636616500

🀰 Understanding Preeclampsia: Unraveling the Pathophysiology and Prevention!Dear Community,Today, let's delve into the w...
05/12/2023

🀰 Understanding Preeclampsia: Unraveling the Pathophysiology and Prevention!

Dear Community,

Today, let's delve into the world of preeclampsia, a condition that can affect pregnant individuals. Knowledge empowers, and being informed is a crucial step toward a healthy pregnancy journey.
πŸ” What is Preeclampsia? Preeclampsia is a pregnancy complication characterized by high blood pressure and signs of damage to other organ systems, most commonly the liver and kidneys. It usually begins after 20 weeks of pregnancy and can be a serious concern for both mom and baby.
πŸ”¬ Pathophysiology: While the exact cause is not fully understood, it's believed that preeclampsia may be related to problems with the placenta. The placenta plays a key role in providing nutrients and oxygen to the baby, and any abnormalities in its development or function can trigger preeclampsia. The condition may lead to reduced blood flow to the organs, causing damage and a cascade of complications.
❓ How Can Preeclampsia be Prevented? While not all cases can be prevented, there are steps you can take to reduce the risk:
1. Regular Prenatal Check-ups: Attend all ANC appointments for thorough monitoring.
2. Healthy Lifestyle: Maintain a balanced diet, exercise regularly, and avoid smoking and excessive alcohol consumption.
3. Early Detection: Report any sudden swelling, headaches, vision changes, or abdominal pain to your healthcare provider promptly.
4. Aspirin Therapy: In some cases, your doctor may recommend low-dose aspirin to reduce the risk, particularly if you're at higher risk for preeclampsia.
Remember, early detection and proper management are key. If you have any concerns or questions, don't hesitate to consult with our Obstetrics and Gynecology consultant.
Let's foster a community of support and knowledge! Feel free to share your experiences or questions in the comments below.
Wishing you all a healthy and informed pregnancy journey! πŸŒŸπŸ’–

For more info please contact us on WhatsApp number 63 6616500

05/12/2023

Thanks for being a top engager and making it on to our weekly engagement list! πŸŽ‰ Nouradin Garfariidle, Mukhtaar Sirman, Phahema Elmi, Jamac Fatxi, Losser KΓ€yzΓ¨, Muwahib Bintu Abdirahman, Suldaan Muumin Ducale Caafi, Cumar Jaamac Yuusuf, Cabdirisaaq Ibraahin Yuusuf, Aadan Libaax Yare

Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard! Abdiqani Alii, Abdikarin Ali, Shamsudiin Sahan, Sallah S...
29/11/2023

Shout out to our newest followers! Excited to have you onboard! Abdiqani Alii, Abdikarin Ali, Shamsudiin Sahan, Sallah Saed Badane Dvm, Maxamed Cali, Saxardiid Yuusuf, Suladan Shabcan Muse Dhagodhagos, α€αŒ‹αŠαˆ½ α‰ αˆ‹α‹­αŠαˆ… αŒŽαŒƒαˆœα‹‹, Ubax Keyse, Barwaaqo Hodan Abdilaahi Maydhane, Abdisalam Dahir Abdi

Sanaag Specialty Hospital Waxaan jecelahay inaan ka jawaabo caabasho uu qoray midkamida wariyayaasha taas oo uu ku tilma...
24/11/2023

Sanaag Specialty Hospital

Waxaan jecelahay inaan ka jawaabo caabasho uu qoray midkamida wariyayaasha taas oo uu ku tilmaamay in jawaabaha shaybaadhada ee Hospitalku ay ku raagan bukaanada 8 saacadood ay sugaan taas oo u muuqata mid aan run ahayn.

Iyada oo ay muhiim nootahay ilaalinta daryeelka bukaanka Waxaynu wada garan karaa inshaybaadhada bukaanadu kala duwanyihiin qaadan karaana wakhtiyo kala duwan. Tusaale ahaan Urine test waxa ay qadan kartaa qadaryar, Halka shaybadhada qaarkood qaadankaraan saacad ama saacado, qaarkoodna sida (Culture censitivity) qadankaro 3 days.

Hadaba waxaynu wada fahmi karaa in bukaanada shaybaadhadoodu kala duwanyihiin mid kastaana sugi karo inta ugu macquulsan ee shaybaadhkasi kusoo baxayo iyada oo marnaba laga tagayn qualityga shaybaadhka oo ah ka lagu amaano Hospitalka.

Waxaanu dareensanahay in hospitalku ka fogyahay magaalada sidaasi darteed aanu u dadajino waxii suurtagala. Waxa aanu aroorkasta u fidinaa bulshadeena transport bilaash ay kusoo raacan anaga oo ilaalina daryeelka bukaanka, waxaanu rumaysanahay inaanay jirin shaqaale yari keeni karta cabasho.

Waxaanu ka codsanaynaa bulshada ku xidhan Hospitalka wixii cabasho waxay nagala xidhiidhi karaan watsup # 063 6616500

Address

Street1 Erigavo Entry Check Point
Erigavo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Specialty Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sanaag Specialty Hospital:

Shortcuts

Share

Category