Eyl General Hospital

Eyl General Hospital Cisbitaalka Guud ee EYL wuxuu Diyaar u yahay in uu u shaqeeyo Bukaankasta oo Shaqa uga soobaahda, Wuxuu Shaqaynayaaa 24 saac Maalin walba.

Waxaa si habsami leh usoo dhamaaday tababarkii ka socday isbitaalka degmada EYL oo ay ka faa'iidaysanayeen kalkaalisooyi...
30/06/2026

Waxaa si habsami leh usoo dhamaaday tababarkii ka socday isbitaalka degmada EYL oo ay ka faa'iidaysanayeen kalkaalisooyinka iyo umulisooyinka ka hawlgala isbitaalka degmada EYL iyo xaruma caafimad ee ku yaallagudaha degmada.

Waxa ka so qayb galay xiritaanka tababarka xubno ka socday dowladda hoose ee degmada eyl, xildhibaanada golaha deegaanka, iyo maamulka isbitaalka iyago u mahadceliyey tababaraha bahda caafimadka iyo ardaydii ka faa'iidaysatay aqoon kororsigaas.Waxaa si habsami leh usoo dhamaaday tababarkii ka socday isbitaalka degmada ayl oo ay ka faa'iidaysanayeen kalkaalisooyinka iyo umulisooyinka ka hawlgala isbitaalka degmada eyl iyo xaruma caafimad ee ku yaallagudaha degmada.

Waxa ka so qayb galay xiritaanka tababarka xubno ka socday dowladda hoose ee degmada eyl, xildhibaanada golaha deegaanka, iyo maamulka isbitaalka iyago u mahadceliyey tababaraha bahda caafimadka iyo ardaydii ka faa'iidaysatay aqoon kororsigaas.

30/06/2026

Waxaa si habsami leh usoo dhamaaday tababarkii ka socday isbitaalka degmada ayl oo ay ka faa'iidaysanayeen kalkaalisooyinka iyo umulisooyinka ka hawlgala isbitaalka degmada eyl iyo xaruma caafimad ee ku yaallagudaha degmada.

Waxa ka so qayb galay xiritaanka tababarka xubno ka socday dowladda hoose ee degmada eyl, xildhibaanada golaha deegaanka, iyo maamulka isbitaalka iyago u mahadceliyey tababaraha bahda caafimadka iyo ardaydii ka faa'iidaysatay aqoon kororsigaas.Waxaa si habsami leh usoo dhamaaday tababarkii ka socday isbitaalka degmada ayl oo ay ka faa'iidaysanayeen kalkaalisooyinka iyo umulisooyinka ka hawlgala isbitaalka degmada eyl iyo xaruma caafimad ee ku yaallagudaha degmada.

Waxa ka so qayb galay xiritaanka tababarka xubno ka socday dowladda hoose ee degmada eyl, xildhibaanada golaha deegaanka, iyo maamulka isbitaalka iyago u mahadceliyey tababaraha bahda caafimadka iyo ardaydii ka faa'iidaysatay aqoon kororsigaas.

 Waxaa la Ogaysiinaya Bulshada ku dhaqan Degmada Eyl iyo Nawaaxigeeda in Hospitalka   Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal uu k...
25/04/2022

Waxaa la Ogaysiinaya Bulshada ku dhaqan Degmada Eyl iyo Nawaaxigeeda in Hospitalka Degmada Eyl ee Gobolka Nugaal uu ka Hawlgeli doona oo ah Dhakhtarka ku Takhsusay Dawaynta iyo Qalinkooda Cudurada kudhaca Hooyada (Gyne-Obestetric Specialist) sida Burooyinka minka kudhaca iwm.

Waxaa ka go'an Mamulka Hospitalka isagoo kaashanaya Wasaarada Cafimaadka iyo Dadka Deeganka Dal iyo Dibadba in kor loo qaado Adeeg Bixinta Hospitalka Gaar ahaan La tacaalida Hooyooyinka Xanuunsan.

Ka Faa'iidaysi Wacan .

26/03/2022
14/11/2021

Wax yaabihii Cisbitaaal ka Guud ee EYL ka Hirgalay Sanadkii uu joogay Agaasime Abdihakiin Maxamed Dacar

Saaka waxaa si habsami leh maalintii 1aad cisbitaalka Degmada EYL uga socda TALAAL-ka Covid19 wajigiisii 2aad.Maamulka i...
29/05/2021

Saaka waxaa si habsami leh maalintii 1aad cisbitaalka Degmada EYL uga socda TALAAL-ka Covid19 wajigiisii 2aad.

Maamulka iyo bahda Caafimaadka Cisbitaalku waxa ay si joogto ah ugu shaqaynayaan Shacabka ubahan Talalka, Hadaba Soo kaxee waalidka iyo qofkasta aad heli karto si loo talaalo Talalkii labaad.

Wajiga 2aad eeTalaalka Covid19 waxaa saaka Nala Daah Furay Duqa Degmada EYL Muuse Cismaan iyo Masuuliyiin kale oo Qaatay Talaalka 2aad.

Ka faaidaysi wacan

, Gaarsi Dadka Kugu Xiran si ay uga faaidaystaan.

Address

Daawad EYL
Eyl

Telephone

+252907702203

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Eyl General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category