23/07/2026
Royal college iyo Royal Family hospital ayaa qabanaya tababar ku sabsan barashada ultrasound
Obstetric and abdominal tababarka wuxu soconaya mudo. Bil ah waxana dhigi dona dhaqatir qibrad u leh kubmutarka ureyda iyo uur ku jirta hadi aad daneynaysid so boqo Royal college ama nagala so xirir lambarkaa 0904619091