DR.Caabi

DR.Caabi Dhakhtarka cuduradda guud iyo dawaynta caruurta

 CAAFIMAAD ....Si aad uga hortagtid xanuunka naftaada iyo dadka aad jeceshahay kudaal qaadashada talooyinka caafimaada.....
28/06/2025

CAAFIMAAD
....
Si aad uga hortagtid xanuunka naftaada iyo dadka aad jeceshahay kudaal qaadashada talooyinka caafimaada...oo ugu horayso Talaalida ilmaha...
Waxaa jira labo nooc oo talaal oo kala ah DTaP &Tdap..
1: : waa talaalka la siinayo ilmaha ka yar 6da sano ilaa 2 bilood jirka ah...waxaa uu qadanaya 5 jeer
2: : waa talalka lasiinayo qofka wayn ee jira inta udhaxaysa 10 sano ilaa 64 sano,waxaa uqadanaya 10kii sanaba hal jeer.....
DTap : waxaa uu qaadanayaa ilmuhu 5 jeer oo kala ah sida tan:
Talaalka koobaad marku jiro bisha 2aad ilmuhu
Talaalka Labaad markuu jira bisha 4aad ilmuhu
Talaalka 3aad marku jira bisha 6aad ilmuhu
Talaalka 4aad marku jiro bisha 15_18aad ilmuhu
Talaalka 5aad marku jiro 4-6 sano ilmuhu.........
Hadii adan talaalin ilmahaaga kudadaal inad geesid goobaha caafimaad ee laga bixinayo talaalka...
qayb kamid ah ka hortagiisa..

Dr.Mohamed (Dr.Caabi).

24/06/2025
Digniin caafimaad : Gowracatada..Ma kawarhaysaa mise ku baraarugsantahay inu kadilaacay wayahan danbe Gobalka mudug, xan...
21/06/2025

Digniin caafimaad : Gowracatada..
Ma kawarhaysaa mise ku baraarugsantahay inu kadilaacay wayahan danbe Gobalka mudug, xanuunku Gowracatada..
Si wadajir ah ayaan uxakameen karnaa faafida xanuunka iyo ciribtirkiisaba hadaynu qaadano talooyinka caafimaad,ee ay nasiinayaan bahda caafimaadku.....
1: Muxu yahay xanuunka qowracatadu.?
Waa xanuun nolasha khatar ku ah,oo ay keento sun ay soo saarto nooc becteriyada kamid ah oo ladhaho (corynebacterium diphtheria) kasoo bilowga h**e sameeya neef mareenka..
2: Habkuu kugudbo xanuunku:
waxaa uu ku gudbaa ,hawada marka u qufaco qof qaba xanuunka,ama uu hindhiso, ama u hadlo,asagoon qabin af xir (mas)
3:Caalamadaha lagu garto:
Waxaa lagu gartaa : Qandho aad u daran,af ur, dhuunta oo bararta bukanka,tabar daro, wax cad oo xuub adag ah kasoo kudhagan labada dhinac ee qumanka..
4:Dhibaatada ay sababto gowracatadu:
Waxay dhibaato u gaysataa: Wadnaha, sanbabada,kalyahay,iyo neerfaha, dhibaatadaaso keenta inu udhinto bukaanku ama u curyaamo.
5:Daweenteeda:
Booqo xarunta kugu dhow ee caafimaada xili h**e ,Lana xiriir dhaqtarka si loolataacalo xili h**e bukaanka, si loogu bilaabo dawooyinka kuhaboon xili h**e...
6: kahortaga xanuunka:
Sii ilmahaaga talaalka xiliga h**e una dhamaystir mudo xileedkiisa ee uu usocda talaalka ,hana ka kalagoyn talaalka,intu usocdo ilmuhu..
*Isticmaal afxir oo kudabal sankada iyo afkada.
*kafogee bukaanka qaba xanuunka caruurta kale ee guriga kula nool...
*isticmaal dawooyinka antibiotics ah bukanka qof haya ama xirirka laleh...
....Dhamaanteen aynu qayb kanoqono wacyi galinta bulshadeen..xanuunka oo la fahmo,waa qayb kamid ah xakameentiisa...

Qore: Dr.Mohamed (Dr.Caabi)..

28/05/2025

Hooyo kastoo uur leh waa muhiim inay la socoto xaalada ilmaha caloosha kujira ...
Kumbuterka ku ogow :
Bilaha ilmaha,misaanka ilmaha,jinsiga ilmaha,xalada ibada ilmaha,biyaha ilmaha,qaabka u uyaal ilmuhu,waqtiga dhalmada qiyaas ahan ilahay idinkii....iwm...
Booqo xarunta Alxaramayn clinic and pharmacy 5 Galkacyo....ama wac Tell: 4173335..

06/05/2025

Welcome saaxiibadeen dhamaantiin page kan waxaa ka heli doontaan..Barnaamujyo caafimaad oo dhamaystirin, Talooyin caafimaad ,iyo wacyigalinta bulshadeena kahortaga noocyada kaladuwan xanuunada...

So dhawaada...
By.Mohamed (Dr.Caabi).

Address

Galkacyo
Gaalkacyo

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR.Caabi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category