02/09/2026
Dr. Maxamed Cabdulxamiid ( Gastroenterlogist ) Daaweynta Babaasiirta iyo Dhammaan Xanuunnada Futada & Malawadka iyada oo aan Qalliin Loo Baahnayn, laguna Daweeyo Tiknoolajiyaddii Ugu Casrisanayd.
🌟 BOOQASHO GAAR AH OO MUDDO XADDIDAN – HALAB HOSPITAL GAROWE 🌟
Ma ku daashay xanuunka baabasiirka, laabjeexa, calool xanuunka joogtada ah ama dhibaatooyinka mindhicirka?
🏥 HALAB HOSPITAL waxay shacabka Dr. Maxamed Cabdulxamiid, oo ah dhakhtar khabiir ku ah cudurrada habdhiska dheefshiidka, caloosha, mindhicirrada iyo malawadka.
📅 Booqashada dhakhtarku waxay bilaabanaysaa 05 -09-2026, waana muddo xaddidan.
⚠️ Boosasku waa kooban yihiin, fadlan sii hormari isdiiwaangelintaada.
👨⚕️ Adeegyada la bixinayo waxaa ka mid ah:
✅ Daaweynta Baabasiirka (Hemorrhoids) iyadoo la adeegsanayo farsamooyin casri ah sida Carbo-Plasma iyo xidhitaanka caagga (Rubber Band Ligation).
✅ Daaweynta Fistulada (Fistula).
✅ Daaweynta Jeex-jeexa dabada (A**l Fissure).
✅ Baaritaanka iyo daaweynta cudurrada caloosha.
✅ Daaweynta cudurrada mindhicirka weyn (Colon).
✅ Daaweynta bararka iyo caabuqa caloosha (Gastritis).
✅ Daaweynta laabjeexa iyo gubashada caloosha.
✅ Baaritaanka dadka qaba: calool xanuun joogto ah, gaas badan, dibiro, calool-fadhi, shuban soo noqnoqda iyo xanuunnada dheefshiidka.
🔬 Waxaa sidoo kale la heli doonaa:
✅ Sawirista caloosha (Gastroscopy) iyadoo la adeegsanayo qalab casri ah.
✅ Sawirista mindhicirka weyn (Colonoscopy) si loo ogaado cudurrada ku dhaca mindhicirka.
👨⚕️ Dr. Maxamed Cabdulxamiid
✔️ Khibrad ka badan 13 sano
✔️ In ka badan 11,500 qalliin oo guul leh
🌍 Khibrad uu ka soo shaqeeyay Turkiga, Soomaaliya, Liibiya iyo Suuriya.
🤲 Xusuusnow: Alle ayaa ah Kan wax bogsiiya, annaguna waxaan nahay sabab iyo adeeg keliya.
📖 ﴿وَإِذَا مَرِضْتُ فَهُوَ يَشْفِينِ﴾
💙 Ha dib u dhigin caafimaadkaaga. Isdiiwaangeli maanta, maadaama booqashadu tahay mid waqti xaddidan leh.
📍 HALAB HOSPITAL – Jidka 30-ka, Garowe
📞 +252 907 857 962
Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna.