Dr. Rooble Omar Khaliif

Dr. Rooble Omar Khaliif neurosurgery

Labada gelin sabti illaa khamiis waxaan ka hawlgalaa Arafat International Hospital
29/07/2026

Labada gelin sabti illaa khamiis waxaan ka hawlgalaa Arafat International Hospital

Alxamdulillaah, waxaan ku guuleystay qalliin lagu saxayay laf-dhabarka (Spinal Surgery), qalliinka ayaa qaatay muddo 12 ...
20/07/2026

Alxamdulillaah, waxaan ku guuleystay qalliin lagu saxayay laf-dhabarka (Spinal Surgery), qalliinka ayaa qaatay muddo 12 saac ah.

Qalliinkan wuxuu noqday Markii 4-aad ee noociisa ah ee lagu guuleysto gudaha Afrika. Markii ugu horreysay ee lagu sameeyo Soomaaliya.

Sawirrada aad aragtaan waxay muujinayaan xaaladda bukaanka kahor iyo kadib qalliinka, taasoo caddeyn u ah isbeddelka iyo guusha laga gaaray qalliinkiisa.

Waxaan u mahadcelinayaa Alle (SWT), kooxda Scrub Nurse ka ila galay qallinka, iyo dhammaan cid kasta oo qayb ka qaadatay guushan.

Hadafkeennu waa inaan bulshada Soomaaliyeed u keeno adeegyo caafimaad oo casri ah, si bukaannadu u helaan daryeel tayo sare leh iyagoo dalkooda jooga.

Dr. Rooble Omar Khalif
Neurosurgeon

20/07/2026
Jumca Mubarak, ilaahay ha caafiyo inta xanuusan.
17/07/2026

Jumca Mubarak, ilaahay ha caafiyo inta xanuusan.

Haddii aad isku aragtid 5taan calaamadood waa muhiim inaad la kulantid dhakhtar neerfaha ah, igu soo booqo Arafat Intern...
16/07/2026

Haddii aad isku aragtid 5taan calaamadood waa muhiim inaad la kulantid dhakhtar neerfaha ah, igu soo booqo Arafat International Hospital- Garowe.

Soo weydii dhakhtarka su’aalaha aad rabtid in lagaaga jawaabo oo khuseeya Maskaxda, xangullaha iyo Neerfayaasha
10/05/2026

Soo weydii dhakhtarka su’aalaha aad rabtid in lagaaga jawaabo oo khuseeya Maskaxda, xangullaha iyo Neerfayaasha

Maskaxdau waa xubinta ugu muhiimsan jirka bini aadamka. Maskaxda caafimaadka qabta waa jir caafimaad qaba.Lakulan Dr. Ro...
27/04/2026

Maskaxdau waa xubinta ugu muhiimsan jirka bini aadamka. Maskaxda caafimaadka qabta waa jir caafimaad qaba.
Lakulan Dr. Rooble Omar oo ku takhasusay qalliimada Maskaxda & Xangullaha oo ka hawlagala Arafat International Hospital

Madareemeysaa cadaadis dhanka madaxa ah?Cadaadiska madaxa wuxuu noqon karaa calaamad muujinaysa dhibaatooyin ku saabsan ...
22/04/2026

Madareemeysaa cadaadis dhanka madaxa ah?
Cadaadiska madaxa wuxuu noqon karaa calaamad muujinaysa dhibaatooyin ku saabsan maskaxda ama neerfaha, kuwaas oo u baahan baaritaan iyo qiimeyn xirfadeed.
La tasho dhakhtarka qalliimada maskaxda iyo xanuunnada neerfaha Dr. Rooble Omar Khaliif

21/04/2026

Haboon waa gabar jirta 15 sano. Buur ay ka soo dhacday ayaa sabab u noqota in lafta madaxa ay ka jabto waxay galaysaa qalliin qaadanaya 3 saac. Nooca qalliinka aan u sameynayo: DSF elavation, debridement and AEDH evacuation for Depressed fructure and AEDH

Address

Wadajir
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Rooble Omar Khaliif posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category