Caydiid Medical Center

Caydiid Medical Center Caydiid medical center, waa xarun caafimaad oo casriya, taas oo bixisa dhamaan adeegyada cafimadkaοΏ½

22/05/2026

πŸ₯✨ π‚π€π˜πƒπˆπˆπƒ πŒπ„πƒπˆπ‚π€π‹ 𝐂𝐄𝐍𝐓𝐄𝐑 ✨πŸ₯

πŸŽ‰ Waxaa si rasmi ah looga furay magaalada Garowe, gaar ahaan agagaarka Meeraysane xarun caafimaad oo casri ah!

πŸ’™ Caydiid Medical Center waa xarun si heer sare ah loo qalabeeyay, kuna adeegta bulshada iyadoo bixisa dhammaan adeegyada caafimaad ee aad u baahan tahay.

πŸ”¬ Adeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:
πŸ‘¨β€βš•οΈ Daawaynta xanuunada dadka waaweyn
πŸ‘Ά Daawaynta xanuunada carruurta
πŸ‘©β€βš•οΈ Xanuunada dumarka
πŸš‘ Qeybta Emergency-ga (degdegga)
πŸ§ͺ Sheybaar (Laboratory) casri ah
πŸ’Š Pharmacy (Daawooyin tayo leh)
πŸ›’ Supermarket
🩺 Qeybta bukaan socodka

🌟 Xaruntu waxay ku faantaa:
βœ”οΈ Qalab caafimaad oo casri ah
βœ”οΈ Dhakhaatiir iyo howl-wadeeno si gaar ah u tababaran
βœ”οΈ Adeeg degdeg ah oo lagu kalsoonaan karo

πŸ“ž Nala soo xiriir:
πŸ“± 907781849
πŸ“± 7672811

πŸ’š Caafimaadkaaga waa mudnaanteena!
πŸ“ Booqo maanta Caydiid Medical Center oo hel adeeg tayo sar

πŸ₯✨ CAYDIID MEDICAL CENTER ✨πŸ₯πŸ“ Xarun caafimaad oo casri ah kana adeegta bulshada magaalada Garowe.βœ… Waxaan bixinaa adeegy...
21/05/2026

πŸ₯✨ CAYDIID MEDICAL CENTER ✨πŸ₯

πŸ“ Xarun caafimaad oo casri ah kana adeegta bulshada magaalada Garowe.

βœ… Waxaan bixinaa adeegyo caafimaad oo kala duwan oo tayo leh, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

πŸ‘¨β€βš•οΈ Daaweynta xanuunada dadka waaweyn
πŸ‘Ά Daaweynta iyo daryeelka carruurta
🀰 Daryeelka hooyooyinka uurka leh
πŸ‘©β€βš•οΈ Daaweynta guud ee xanuunada dumarka
πŸ’Š Baaritaan iyo talo caafimaad oo dhamaystiran

πŸ“Œ Goobta Xarunta:
Ka soo horjeedka Hoteel Meeraysane, gaar ahaan wadada ka soo degta laamiga ee aada Machadka Hajji Badi.

πŸ“ž Nala soo xiriir:
☎️ 7781849
☎️ 7672811

🌟 CAYDIID MEDICAL CENTER β€” Daryeel caafimaad oo aad ku kalsoonaan karto! 🌟

πŸ’™ β€œCaafimaadkaaga waa mudnaanteena koow

Address

Meeraysane
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Caydiid Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share