26/07/2026
Care and cure physiotherapy
Waxa laguso kordhiyey qalab cusub oo casri oo xanuuno badan lagu daaweeyo daaweyntu maaha kaliya daawo aad liqdid re daaweyntu noocyo badan ayey leedahay
Hadii dhabar xanuun ku daashaday , sidoo kale murqo xanuun murqaha dhabarka oo ka daciifay ha moogaan care and cure physiotherapy oo ku haysa qalab kaa haqab tiraya dhamaan xanuunadaas .
Sidoo kale hadii xubin ku January shaqadeedi kuso noqon weydo oo shaqadeedi dib u qaban weydo soo dhowow
Waxa kale we sii muhiimsan ilmaha socod ka fadhiga iyo istaaga ka daaha in loo sameyn doono jimcisiyo caawinaya inuu dib u istaago oo xooga murqihisa isticaamlo 😍
Kusoo dhowow CARE AND CURE PHYSIOTHERAPY CENTER oo ku taal kasoo horjeedka hotel salama
Ex hotel bulshale 🙏🏽