Dr fahmo Abdi Adam

Dr fahmo Abdi Adam ๐ƒ๐ซ.๐Ÿ๐š๐ก๐ฆ๐จ ๐€๐›๐๐ข ๐€๐๐š๐ฆ - ๐Ž๐›๐ฌ๐ญ๐ž๐ญ๐ซ๐ข๐œ๐ฌ & ๐†๐ฒ๐ง๐ž๐œ๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ฉ๐ž๐œ๐ข๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐ญ
| ๐Ÿ๐ŸŽ+๐ฒ๐ž๐š๐ซ๐ฌ ๐„๐ฑ๐ฉ๐ž๐ซ๐ข๐ž๐ง๐œ๐ž |

10/05/2025

๐‚๐š๐ฌ๐ก๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ฃ๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐›๐ข๐ง๐ข ๐€๐๐š๐ฆ๐ค๐š part 1

Casharkaan waxa uu diirada saarayaa xubnaha jirka bini Adamka shaqooyinka ay qabtaan iyo xubin kasta muhiimadeeda
Waxaan ugu tala galay dadku inay bartaan xubnaha jidhkooda oo ay fahmaan Ahmiyada caafimaad ay leedahay xubin kasta.
Waana cashar taxana ah Qaybtaan waa hordhac waxay bilow u tahay casharada ku xiga insha alaah

Raali Galin
Qaybtaaan waa qaybtii ugu horeeysay qaybta aan horey usoo galinayna waa Qaybta 2aad
Wixii faahfaahin dheerad ah nagala soo xiriir

โ˜Ž๏ธTell No: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ” ๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ” ๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ”

Dr fahmo Abdi Adam

๐–๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก !HAWEENKA GAROOWE, CAAFIMAADKIINNU WAAMUDNAANTA KOOWAAD!Adeegyada caafimaad aan idiin qabanayo waxaa ...
08/05/2025

๐–๐š๐ซ๐ ๐š๐ฅ๐ข๐ง ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ ๐š๐ก !

HAWEENKA GAROOWE, CAAFIMAADKIINNU WAA
MUDNAANTA KOOWAAD!

Adeegyada caafimaad aan idiin qabanayo waxaa kamid ah :-
โ€ข Daryeelka uurka (Prenatal Care)
โ€ข Baaritaanada caadada (Menstrual
Issues)
โ€ข La-talin ku saabsan ilma la aanta
(Infertility Advice)
โ€ข Qorsheynta qoyska (Family Planning)
โ€ข Baaritaanka kansarka dumarka (Pap
Smear& Breast Exam)

Waxaan si joogta ah uga hawul galaa hospitalka takhasusiga ah ee Al.Amin Specialty Center
Hospitalku waxa uu ku yaalaa kasoo horjeedka hotel Tawfiiq Garowe
Wixii faahfaahin dheeraad ah nagala soo xiriir

โ˜Ž๏ธ +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ-6156966
Dr fahmo Abdi Adam

03/05/2025

๐‚๐š๐ฌ๐ก๐š๐ซ ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐š๐š๐›๐ฌ๐š๐ง ๐ฃ๐ข๐๐ก๐ค๐š ๐›๐ข๐ง๐ข ๐€๐๐š๐ฆ๐ค๐š part 1

Casharkaan waxa uu diirada saarayaa xubnaha jirka bini Adamka shaqooyinka ay qabtaan iyo xubin kasta muhiimadeeda
Waxaan ugu tala galay dadku inay bartaan xubnaha jidhkooda oo ay fahmaan Ahmiyada caafimaad ay leedahay xubin kasta.

Insha alaah Qaybtaaan waa qaybtii ugu horeeysay
Wixii faahfaahin dheerad ah nagala soo xiriir

โ˜Ž๏ธTell No: +๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ ๐Ÿ—๐ŸŽ๐Ÿ” ๐Ÿ๐Ÿ“๐Ÿ” ๐Ÿ—๐Ÿ”๐Ÿ”

Dr fahmo Abdi Adam

Address

Garowe
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr fahmo Abdi Adam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category