04/07/2026
Wargelin!
Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan dadwaynaha kunool Dagmada Guriceel iyo Nawaxigeeda inuu Alla-aamin eye hospitall imanayo Dr Maxamuud Axmed Maxamed (Dr shiine) kana fulinayo daweynta iyo Qaliimada indhaha Insha Allaah 07/ bishaan July 2026.
Fadlan kahor iska diiwaangali adiga oo la xariiraya 0615-052670/ 0615-760888 ama 06177775547