09/03/2022
Dr. Abdirahman Babakir
Dhamaan dadweynaha ku nool magaalada hargaysa iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa inuu cisbitalka alhijra derma clinic and pharmacy.
Uu idin joogo dhakhtar ku takhakhusay cudurada ku dhaca maqaarka lehna cikhrad 30 sano ah.
Cudurada uu kaadaawaynayo waxaa ka mida
1.Canbaarta
2.Qawadka
3.Barasta
4.Finanka
5.Tocobta
6.Haaraha iyo Madmadowga wajiga
KALE SOO XIDHIIDH WIXII FAAFAAHINA