Dr. Mowlid Mohamed Abdi

Dr. Mowlid Mohamed Abdi medical doctor

 The role models. Late congrats dear doctors.Mowlid Mohamed Abdi Wayax
09/03/2023



The role models. Late congrats dear doctors.

Mowlid Mohamed Abdi Wayax

11/01/2023

Axsan khudbada kaliya ee mudada snadka aad saarantahay halkan kuriyaaqey keep going we need one nation.

Madax taagis farmaaja sogaba gabeyay yaan la inoo celin waxas dalkase cadaalad halo yeelo iyo nidaam dowladed. ( roma halmaalin laguma dhisin)

Wabeey sitti πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚. Soomaaaalaaaaay saan talo ma ahan, umad dhano xishoodka kawada tagtey waa  ayaan daro  bahasha wagi h...
07/01/2023

Wabeey sitti πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚.

Soomaaaalaaaaay saan talo ma ahan, umad dhano xishoodka kawada tagtey waa ayaan daro bahasha wagi h**e ayayba xishood lahayd hada doqonkii xitaa wuuyabanyahay πŸ˜‚.

Lakin waxan leyahay oo aan kadardaarma weli sacada tiro yar ayay boqolka dhaaftay isqabasho ayay leedahay hadise la iska indha tiro alle ha ino wada naxariisto.

Dadka iyo dalka cadaawad baa la isku qadsinaya lakin lama dareensana.
πŸ˜‚

I've just reached 5K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™πŸ€—...
31/12/2022

I've just reached 5K followers! Thank you for continuing support. I could never have made it without each one of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

Let us reach 10k with in one month.

 Sandka cusub 2023 waxan filanayna insha allh maalmo kale oo aad uwanagsan inaga wada farxiya insha allh.Kii ina dhaafay...
30/12/2022



Sandka cusub 2023 waxan filanayna insha allh maalmo kale oo aad uwanagsan inaga wada farxiya insha allh.
Kii ina dhaafay wuxu aha sanad kheyrkisa watay oo uu rabi ina siiyey nimcoyin badan waxanse rabi waydisanayna sandkan cusub inu rabi himiloyinkena ino dhabeeyo insha allh.


Mowlid Mohamed Abdi Wayax
Hussein Hassan Adan

Somalia oo sodhowaysay jabuuti.Masha allh rabi qalbiyadoda ha isku furo.Mowlid Mohamed Abdi Wayax
28/12/2022

Somalia oo sodhowaysay jabuuti.

Masha allh rabi qalbiyadoda ha isku furo.

Mowlid Mohamed Abdi Wayax

Address

Jaalle Siyaad Tabakamadow
Hargeisa
12

Telephone

+252615918194

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Mowlid Mohamed Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Mowlid Mohamed Abdi:

Shortcuts

Share

Category