Xirsi ibnu abdi

Xirsi ibnu abdi Waxan wa.

Kubartay somaliland Hargaysa dugsiga xusen giire intaa kadib waxan kuqaatay dugsi dhexe ilaa sare jigjiga jamacada jigjiga hadana waxaan kunolahay dalka maraykanka

10/04/2026
16/02/2026

"Bisha Ramadan ee ku astaysan cubaadada Alle iyo is-kaalmeynta ayaan dhamaan Musliminta ugu hambalyaynayaa. Itoobiya waa dalkii labada Hijra marti galiyay. Waa dhulkii Nabigu(Scw) ku sifeeyay in uu yahay mid aan laysku dulmin oo runta ku sifeysan. Itoobiya waa dalkii soo saaray Bilaal oo Eedankii u horreyey dunida gaadhsiiyay."

Abiye Ahmed, ayaa fariin sidaasi u dhigan ku qorey luuqada Carabiga.

03/01/2026

War lasugaba cakaaruu iman

Wakiilka Mareykanka ee Somaliland, Bashiir Good.
03/01/2026

Wakiilka Mareykanka ee Somaliland, Bashiir Good.

Somaliland waxay beenisay in ay heshiis la gashay Israa’iil ku aaddan saldhigyo ciidan ama inay soo dejinayso qaxooti Fa...
03/01/2026

Somaliland waxay beenisay in ay heshiis la gashay Israa’iil ku aaddan saldhigyo ciidan ama inay soo dejinayso qaxooti Falastiiniyiin, iyadoo sheegtay in xiriirku yahay mid diblomaasiyadeed oo sharci ah.

Telefishanka Maraykanka ee CNN, ayaa soo bandhigay   horumarja Jamhuuriyadda Somaliland  ee dhinaca  dawladnimadda, xasi...
17/11/2025

Telefishanka Maraykanka ee CNN, ayaa soo bandhigay horumarja Jamhuuriyadda Somaliland ee dhinaca dawladnimadda, xasiloonida iyo inay tahay goobta keliya ee xasiloon ee dalxiiseyaashu u safri karaan.

Warbixinta Telefishanka CNN, oo ay soo xigatay Wakaaladda Wararka Somaliland ee SOLNA, waxa ay isbarbar dhig ku samaysay nidaamka dawladnimo iyo xasiloonida Somaliland iyo Soomaaliya, waxaannu Telefishanku faahfaahiyay xasilooni darrada hadhaysay Soomaaliya tan iyo 1991kii, sida ay u tarmeen argagixisada, budhcad baddeeda iyo qalalaasaha kala duwan ee afduubyadu ka mid yihiin oo si joogto ah ugu sii xoogaysanaya.

Telefishanka CNN, wuxuu ka warramay nabadgelyada, dawladnimada dimuqraadiga ah ee madaxda dalka lagu soo doorto doorashooyinka xorta ah, inay Somaliland leedahay ciidammada amnaanka iyo lacag u gaar ah. Waxaanay warbixintu xustay in Somaliland ay tahay martida iyo dalxiiseyaasha u soo bandhigto waayo-aragnimo guud ahaan ka duwan jaarkeeda.

Deeqa Xasan Cabdi, oo ka mid ah haweenka ugu horreeyay ee hormuudka ka ah dalxiiska Somaliland, ayaa sheegtay in dadka badankoodu faham khaldan ka haystaan Somaliland oo mararka qaarkood lagu khaldo Soomaaliya.

Deeqa Xasan waxa ay intaas ku dartay in dalkeedu yahay meel nabdoon oo aad uga duwan Soomaaliya, isla markaana dalxiisku uu yahay jidka ugu fudud ee lagu kala saari karo labadan dal.

Waxa ay xustay in ay doonayso in Somaliland hesho aqoonsi caalami ah, isla markaana rumaysan tahay in dalxiisku door muuqda ka qaadan karo in Somaliland lagu arko khariidadda caalamka.

Deeqa Xasan waxay sheegtay in Somaliland ay leedahay meelo aad u soo jiidasho badan, sida farshaxanka dhagaxa ee taariikhiga ah, dhaqanka reer guuraaga iyo xeebaha dabiiciga ah. Meesha ay ugu jeceshahay in ay dalxiisayaasha geyso waa suuqa dhexe ee Hargeysa, halkaas oo ay ku baro dadka, sida u soo dhaweynayaan martida iyo nabadgelyada ka tisqaaday magaalada Hargeysa oo aan ganacsigu u baahnayn ilaalo.

Dylan Harris, oo ah aasaasaha shirkad

30/09/2025

Address

Xirsi Ibnu Abdi
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xirsi ibnu abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share