10/07/2026
Appreciation Post! Sanad Guuradi 7aad ee Sirta Maanka 🎉
Allah mahad leh ugu horeyn! Waxan kale uga mahdnaqayna dhamaan cid walba oo Sirta maanka raad ku leh! Tageerayaasha, shaqaalo, volunteer, ka so qeyb galayaal, shakhsiyadihi iyo xarumihi aanu wada wadaagney barnaamijyada iyo qof walbo adeegyadeena lo sameeyey (our Clients) 🫂
sirtamaanka Waa xarun bulsheed oo qof walba so dhaweynaysa loo na asaasay iney saameen weyn ku yeelato caafimaadka maanka ee bulshada 🧠
It’s our 7th year Anniversary!🎉 We appreciate each and everyone who have been part of @ @ our colleagues, Clients, volunteers, students, Audiences, all individuals and institutions we’ve collaborated with!
is meant to take a big influence in the communities mental health & wellbeing 🧠 and we are always welcoming anyone who also believes and wants to take part of our goals!