Dr Mataan

Dr Mataan Doctor

Hambalyo wasiir kaltun sh hassan
29/08/2026

Hambalyo wasiir kaltun sh hassan

Ustaad Abdilaahi Muse Qalib
29/08/2026

Ustaad Abdilaahi Muse Qalib

28/08/2026
Shirkii soo bandhigista istaraatijiyada talaal iyo dabajarka cudurka dabaysha, Hargeisa, JSL
27/08/2026

Shirkii soo bandhigista istaraatijiyada talaal iyo dabajarka cudurka dabaysha,
Hargeisa, JSL

Hambalyo Cusbitaalka KAAH.
26/08/2026

Hambalyo Cusbitaalka KAAH.

Waxaan kulan wanaagsan la yeelanay Ururka Bisha Cas (SRCS).Waxaan ka wada hadalnay shaqada wanaagsan ee ay ka wadaan Gob...
25/08/2026

Waxaan kulan wanaagsan la yeelanay Ururka Bisha Cas (SRCS).

Waxaan ka wada hadalnay shaqada wanaagsan ee ay ka wadaan Gobolka Saaxil, gaar ahaan kooxda caafimaadka ee wareegta (Mobile Health Team) oo si joogto ah adeegyo caafimaad u gaadhsiisa bulshada ku nool deegaanada kala duwan ee gobolka.

Sidoo kale, waxaan isla qaadanay sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqaynta iyo adeegyada caafimaadka ee gobolka.

Waxaan Bisha Cas uga mahadcelinaynaa shaqada wanaagsan ee ay ka wadaan Gobolka Saaxil, iyo taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Xarunta Caafimaadka ee Degmada Laasadacawo.

22/08/2026

ilaahay ha u naxariisto hooyo. 2014 Jibuuti

Exemplary
20/08/2026

Exemplary

14/08/2026
Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August 2026, waxaan si rasmi ah u daahfuray hawlgalka Mobile Clinic-ka Gobolka Saaxil, ...
12/08/2026

Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August 2026, waxaan si rasmi ah u daahfuray hawlgalka Mobile Clinic-ka Gobolka Saaxil, kaas oo Somaliland Red Crescent Society (SRCS) ay taageerayso isla markaana fulinayso, iyadoo la kaashanaysa Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.

Barnaamijkan ayaa adeegyada caafimaadka aasaasiga ah, nafaqada, tallaalka, caafimaadka hooyada iyo dhallaanka, wacyigelinta iyo gudbinta bukaanada u baahan tageero caafimaad oo heer cisbitaal ah

Adeegyadan ayaa la gaadhsiinaya bulshada ku nool deegaannada fogfog iyo kuwa adeegyada caafimaadku ku yar yihiin.

Waxaan uga mahadcelinayaa SRCS taageerada iyo wada-shaqaynta joogtada ah ee ay ka geysanayso horumarinta adeegyada caafimaadka Gobolka Saaxil.

Address

Rd No. Hargeisa
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Mataan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Mataan:

Shortcuts

Share

Category