28/07/2026
daraasadan waxaad kala dhex baxaysaa in aan soomalida xataa loo ogalayn inta yar ee kaliya ee ay haystaan iskadaa waxkaloo dani ku jirtee.
soomaaliduna waa dadka aduunka ugu qosolka iyo farxada iyo hadalka badan beena waa laga sheegay arintan.
been yaan odhane waxba waan laguu ogolayn
Soomaaliya ayaa noqotay dalka dadkiisu ugu farxad yar yihiin 117 wadan oo adduunka ah, inkasta oo la sheegay in Soomalidu ay ka farxad badan yihiin Itoobiyaanka oo galay kaalinta 137aad
Aduunka oo dhan waxaa kaalinta 1-aad ee Farxad u galay dalka Finland, waana sanadkii sagaalad oo xiriir ah oo ay gasho.
Sidoo kale Soomaaliya ayaan ka soo muuqan liiska 10-ka dal ee ugu farxada badan Qaarada Afrika, waxaan ay kala yihiin 10-wadan ee Afrika ugu Farxad badan yihiin dadkoodu
1.Mauritius
2. Liibiya
3. Aljeeriya
4. Mozambique
5. Gaaboon
6. Ivory Coast
7. Kaamiruun
8. Koonfur Afrika
9. Niger
10. Tuunisiya
Maxaa farxada u diiday Soomaalida ?