10/07/2026
Kulliyadda CAGO-WAYNE TEACHING HOSPITAL (Main Campus) ee magaalada Hargeysa waxay ogeysiinaysaa bulshada gobolka Maroodi-jeex, gaar ahaan shacabka magaalada Hargeysa, in ay si rasmi ah u bilaabatay qaadashada arday cusub. Tirada ardayda la qaadanayo waa mid kooban.
Fadlan iska diwaan gali Whatsup Numberkan oo riix linkigan hoose
https://chat.whatsapp.com/LrrrPzr7vcLGLrj6rP8D29
๐ช๐ถ๐
๐ถ๐ถ ๐๐ฎ๐ฎ๐ต๐ณ๐ฎ๐ฎ๐ต๐ถ๐ป ๐ธ๐ฎ๐น๐ฎ ๐ฆ๐ผ๐ผ ๐ซ๐ถ๐ฑ๐ต๐ถ๐ถ๐ฑ๐ต: numbaradan 063 7855042 0638862320 /ama soo booqo xafiiska diwaan galinta Kuliyadda AGO-WAYNE TEACHING HOSPITAL oo ku yaala Waqooyiga Mustajaamaca Hargeysa.