Hiraal Clinic

Website

Hiraal Clinic Waxaanu u Taagannahay in Agagaarkaaga aad ka Hesho Daryeel Heer Caalami ah. Gargaarka Degdegga ah 24/7 - Takhasus Lafaha - Neerfaha - Uur Kujirta.

Pharmacy Casri Ah | Sawir Digital X-ray | Shaybaadh | Jimicsi Caafimaad Physiotherapy | Miisaan Dhimis

13/10/2026

Ma dareemaysaa xanuun qoorta ka bilaabma oo ku fida garabka, gacanta ilaa faraha, oo ay weheliyaan gubasho ama kabuubyo?

Tani waxay ka dhalan kartaa cadaadis ku yimaadda neerfaha qoorta (Cervical Radiculopathy).

Physiotherapy, gaar ahaan Neurodynamic Therapy, waxay kaa caawin kartaa yaraynta xanuunka iyo hagaajinta dhaqdhaqaaqa.

๐Ÿ“ Nagu soo booqo HIRAAL Physiotherapy si laguu qiimeeyo oo aad u hesho daaweyn kugu habboon.
๐Ÿ“ž 63-9077777

Ka soo kabso xanuunka, kuna soo noqo nolol firfircoon! ๐Ÿ’™Ma ku dhibaa xanuunka murqaha, kala-goysyada ama dhaqdhaqaaqa ji...
12/10/2026

Ka soo kabso xanuunka, kuna soo noqo nolol firfircoon! ๐Ÿ’™

Ma ku dhibaa xanuunka murqaha, kala-goysyada ama dhaqdhaqaaqa jidhka? Physiotherapy-gu wuxuu kaa caawin karaa yaraynta xanuunka iyo soo celinta awoodda dhaqdhaqaaqa.

๐Ÿฅ Booqo Hiraal Physiotherapy oo la kulan Dr. Sadic si aad u hesho daryeel ku habboon xaaladdaada.

๐Ÿ“ Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur, Hargeysa
๐Ÿ“ž Ballan ka qabso: +252 63 9077777

Jimce wanaagsanaan ka faaโ€™iidaysanno wakhtigeenna innagoo akhrinayna Qurโ€™aanka Kariimka, ducaysanayna, saliga Nabigana ๏ทบ...
08/10/2026

Jimce wanaagsan

aan ka faaโ€™iidaysanno wakhtigeenna innagoo akhrinayna Qurโ€™aanka Kariimka, ducaysanayna, saliga Nabigana ๏ทบ badinayna.

07/10/2026

Khatarta Kolestaroolka

Kolestaruulku marka uu kordho muxuu dhibaato keeni karaa?

Sidee ayaad u yarayn kartaa, si dhibaatooyinkaa aad uga baaqsato?

Kolestaroolku wuxuu leeyahay faaโ€™iidooyin uu jidhku u baahan yahay, balse marka uu bato wuxuu keeni karaa dhibaatooyin caafimaad, oo qaarkood khatar yihiin

Muuqaalkan, Dr. Warsame wuxuu sharaxayaa faaโ€™iidooyinka kolestaroolka, waxa keena inuu bato iyo sida loo xakameyn karo.

Haddii aad ka welwelsan tahay kolestaroolkaaga, booqo HIRAAL CLINIC si aad u hesho talo iyo qiimeyn caafimaad.

Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur, Hargeysa
Call center: 2933
WhatsApp: +252 63 8600 888

05/10/2026

๐—๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ญ๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐š๐ฆ๐š ๐†๐š๐š๐ฌ๐ค๐š ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฒ๐š๐ช๐š๐š๐ง ๐ฆ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐ž๐ž๐ง๐š?

Calool olal, laab-jeex, ama dareen gubasho ah ma ku soo noqnoqdaan? Calaamadahan waxay mararka qaar la xidhiidhi karaan dhibaatooyin ka yimaada caloosha iyo dheefshiidka.

Muuqaalkan, ๐ƒ๐ซ. ๐–๐š๐ซ๐ฌ๐š๐ฆ๐ž wuxuu si faahfaahsan uga hadlayaa xanuunka gaastariga, sababaha keena iyo hababka loo maareeyo.

Haddii adiga ama qof qoyskaaga ka mid ahi uu la dhiban yahay xanuunka gaastariga ama calool xanuunka, booqo HIRAAL CLINIC si aad u hesho qiimeyn iyo talo caafimaad oo ku habboon xaaladdaada.

HIRAAL CLINIC
Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur, Hargeysa
Call center: 2933
WhatsApp: +252 63 8600 888

โค๏ธ Caafimaadka qoyskaaga mudnaanta siiCarruurtaada iyo qoyskaaga waxay mudan yihiin daryeel caafimaad oo gaar ah, la-soc...
04/10/2026

โค๏ธ Caafimaadka qoyskaaga mudnaanta sii

Carruurtaada iyo qoyskaaga waxay mudan yihiin daryeel caafimaad oo gaar ah, la-socod joogto ah iyo dhakhtar aad ku kalsoonaan karto.
Dooro daryeelka saxda ah, dooro Hiraal Clinic.

๐Ÿ“ž Call Center: 2933
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 63 8600888
๐Ÿ“ Goobta: Xero-Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur

03/10/2026

๐Ÿฆต JILBKA MA KU XANUUNAA MARKAAD SOCOTO AMA JARANJARO FUULAYSO?

Xanuunka iyo qarqarka jilibka waxay la xidhiidhi karaan Knee Osteoarthritis

๐ŸŽฅ Daawo muuqaalka oo wax badan ka ogow sababaha iyo sida Physiotherapy-ga uu uga caawin karo xanuunka jilibka.

๐Ÿ“HIRAAL Physiotherapy
๐Ÿ“ž 63-9077777

๐Ÿฉบ5 Calaamadood oo Jidhkaagu Kuu Sheegayo Inaad Caafimaadkaaga Fiiro Gaar ah SiisoJidhkaagu mararka qaar wuxuu kuu soo di...
30/09/2026

๐Ÿฉบ5 Calaamadood oo Jidhkaagu Kuu Sheegayo Inaad Caafimaadkaaga Fiiro Gaar ah Siiso

Jidhkaagu mararka qaar wuxuu kuu soo diraa calaamado mudan in la dhagaysto:

๐Ÿ”น Qoor xanuun
๐Ÿ”น Madax-xanuun soo noqnoqda
๐Ÿ”น Dhabar xanuun
๐Ÿ”น Daal badan
๐Ÿ”น Madax-wareer

Calaamadahani waxay yeelan karaan sababo kala duwan. Haddii ay sii socdaan ama ay saameeyaan nolol maalmeedkaaga, qiimayn caafimaad ayaa kaa caawin karta in la ogaado sababta.

๐Ÿฅ Hiraal Clinic waxaad ka heli kartaa qiimayn caafimaad iyo talo ku habboon xaaladdaada.

๐Ÿ“ž Call Center: 2933
๐Ÿ“ฑ WhatsApp: +252 63 8600888
๐Ÿ“ Goobta: Xero-Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur

Jidhkaaga dhagayso. Caafimaadkaaga ilaali.

29/09/2026

Qoorta oo ku xanuunta ama adkaata markaad soo kacdo?
Waxaa sababi kara murqaha qoorta oo culays saaran yahay.

Physiotherapy waxay kaa caawin kartaa yareynta xanuunka iyo soo celinta dhaqdhaqaaqa.
La kulan Dr sadic oo ah khabiir ku takhasuusay jimicsiga caafimaadka (Physiotherapy)

๐Ÿ“ž Call Center: 2933
๐Ÿ“ฑ WhatsApp/: +252 63 9077777
๐Ÿ“ Goobta: Xero awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur

Jimce wnaaagsan ๐Ÿ•Œ๐Ÿ“ฟ
24/09/2026

Jimce wnaaagsan ๐Ÿ•Œ๐Ÿ“ฟ

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiraal Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share