Hargeisa Neurology and Multispeciality teaching Hospital

Call Website Contact the practice

Hargeisa Neurology and Multispeciality teaching Hospital The Best Possible Care. The Best Possible People. Thehospital you trust to care for those you love.

01/09/2026

Xanuunka faaliga oo bulshadeena aad ugu sii badanaya taas oo u baahan in xili h**e la ogaado lana daweeye. Waxa inoo faahfahinaya Dr abdirahaman nour

Bushaaro Bushaaro dadwaynaha hargiesa iyo nawaaxiigeeda ku nool waxa la ogaysinayaa in Hargeusa Neurology hospital  kuu ...
07/08/2026

Bushaaro Bushaaro dadwaynaha hargiesa iyo nawaaxiigeeda ku nool waxa la ogaysinayaa in Hargeusa Neurology hospital kuu soo kordhiyey qaybtii ilkaha kuguna diyaar yahay doctor khibrad dheer u leh dawaynta buuxinta iyo xidhida ilkaha.

Nerve Conduction Study and Electromyography ( NCS-EMG ) waa baadhitaan lagu eego shaqada neerfaha iyo murqaha jidhka. Qa...
22/07/2026

Nerve Conduction Study and Electromyography ( NCS-EMG ) waa baadhitaan lagu eego shaqada neerfaha iyo murqaha jidhka. Qaybaha xanuunada lagu ogaadona waxaa ka mid ah.
1 . Guillain Barre Syndrome ( GBS)
2. Motor Neuron Disease
3. Myasthenia Gravis
4 . Carpel Tunnel Syndrome
5 . Peripheral Neuropathy. Iyo xanuuno kale oo badan kuwaaz oo la xidhiidha peripheral nerves iyo muscles ka.
Qalabkan waxaa uu kugu diyaar yahay Hargiesa Neurology Hospital h**e u gaadh.

ELectroencephalogram (EEG)  wa shaybaadh lagu cabiro dhaqadhaqaaqa korontada ee maskaxda Electrical activity.   ka mid a...
21/07/2026

ELectroencephalogram (EEG) wa shaybaadh lagu cabiro dhaqadhaqaaqa korontada ee maskaxda Electrical activity. ka mid ah xanuunada lagu ogaado.
1. Epilepsy
2 noocyada kala duwan ee Seizure
3. Sleep disorders. Iyo qaar kale o badan.

Hadaba waxaad ka helaysaa oo kugu diyaar yahay hospitalka hargiesa neutology hospital.

20/07/2026
Hambalyo sanadka cusub ee islaamka. Caafimaad iyo cibaado alle sanado kale ha inagu gaadhsiiyo.
16/06/2026

Hambalyo sanadka cusub ee islaamka. Caafimaad iyo cibaado alle sanado kale ha inagu gaadhsiiyo.

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Adna Zuldan, Layla Bintu Cabdi
29/04/2026

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard! Adna Zuldan, Layla Bintu Cabdi

08/03/2026

Waxaanu kuusoo kordhinay adeega caafimaad ee daawaynta xanuunada keena dhalmo la'aanta.

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hargeisa Neurology and Multispeciality teaching Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Hargeisa Neurology and Multispeciality teaching Hospital:

Shortcuts

Share

Category